Ramallah, Asharq Al-Awsat- I could not meet the International Quartet Envoy Tony Blair at his headquarters in occupied Jerusalem, as Palestinian journalists and non-journalists in the West Bank like me are not allowed to enter the Holy City because of Israeli security and non-security reasons. Therefore, the interview was conducted at the headquarters of the [...]
Ururka ardayda iyo jaaliyadaha Malaysia ee SSC war murtiyeed ku taageray shirkii NSUM EE USA
jaaliyada (darawiish studeny society malaysia) waxay tageero u diraysaaa ururka (NSUM)shirkii kadhacy north america gaar ahana (MINNESOTA) jaaliyadu waxay tageersan tahay wixii horumar ah ee ku wajahan gobolada SSC iyo ciidi hormuudka ka aha horumarkasba waxaan aragnaa in ururka NSUM (northern somalia unionist) yahay mid u tagan horumarka umadiisa aqoonyahanada hormuudka ahna yahiin [...]
UNICEF Helps 800 SSC Families Attacked By Somaliland Clan Militia
<object width=”480″ height=”385″><param name=”movie” value=”http://www.youtube.com/v/2SVUHSk-_4c&hl=en_US&fs=1″></param><param name=”allowFullScreen” value=”true”></param><param name=”allowscriptaccess” value=”always”></param><embed src=”http://www.youtube.com/v/2SVUHSk-_4c&hl=en_US&fs=1” type=”application/x-shockwave-flash” allowscriptaccess=”always” allowfullscreen=”true” width=”480″ height=”385″></embed></object>
C/raxmaan Faroole, C/samad Cali Shire Iyo Garaado Isku Afgartay In Xildhibaano Ka Soo Jeedda SSC Xilka Laga Qaado.
Garoowe(BuhodlePost.com):-Warar naga soo gaadhaya Magaalada Garoowe ayaa waxa ay sheegayaan in madaxweynaha Maamulka Garoowe C/raxmaan Faroole iyo ku xigeenkiisa C/samad Cali Shire Iyo Garaad Saleebaan Garaad Maxmed isku afgarteen in xildhibaano ka soo jeeda deegaanka SSC golaha wakiilada laga saaro. Arrintan oo si xawliya ku socota ayaa waxa lagu wadaa in isla barri golaha wakiilada [...]
Koobka Somali Football Festival London 2010 oo furmay (Daawo Sawirada).
Bartamaha (Lonodon):- Waxaa si rasmi ah uga furmay Garoonka Linford Christie koobka Somali Football Festival 2010 oo ay soo qaban qaabiyeen qaar ka mid ah ciyaartooydii hore ee Kubadda cagta dalka Soomaaliya. Xaflad qurux badan oo si heer sare ah looga soo shaqeeyay una xiriirinayay macalin John ayaa lagu daah furey koobkan furitaankiisa oo ay ka soo qayb [...]