|

Ururka ardayda iyo jaaliyadaha Malaysia ee SSC war murtiyeed ku taageray shirkii NSUM EE USA

jaaliyada (darawiish studeny society malaysia) waxay tageero u diraysaaa ururka  (NSUM)shirkii kadhacy north america gaar ahana  (MINNESOTA)
 
jaaliyadu waxay tageersan tahay wixii horumar ah ee ku wajahan gobolada SSC iyo ciidi hormuudka ka aha horumarkasba waxaan  aragnaa in ururka NSUM
 
 (northern somalia unionist)  yahay mid u tagan horumarka umadiisa aqoonyahanada hormuudka  ahna yahiin naftood hurayaal  isutagay
 
 danta dadkooda kutabalaysan wadanka gudihiisa ee cadowgu ku haysto waxaan ognahay in ururku wax badan ka qabtay siyaasada arimaha dibada
 
 waxan sidoo kale rajaynayna anana idinku dhiirigalinaynaa inaad ku daridoontan inaad dalka gudihiisa kahawlgashan sidhaqso ah  jaaliyada  ardayda dalka malaysia
 
DSSM waxay waxlaga xumaado ku tilmaameen  khilaafadkii baryahan soo galay hooganka minimada iyo badbaadinta SSC iyo ururka aqoonyahanada SSC ee NSUM. 
 
waxay kuboorinayan ardaydu inay kamidoobaan wixii khalaafkeeni karana ka fogaadan isuna tanaasulaan  midwalbana qabsado shaqadii loo igmaday  waxan oganahay ,go ‘aamadii kasoobaxay shirkii buura wadal iyo kii Nayroobi  inurur NSUM xilsaaray oo loo cadeeyey shaqoonyinka iyo hawlaha ay qabanayaan labadaa kooxood ee NSUM iyo qolada Hogaanka a,h iyagoo ay is kashanayaan i islana shaqaynaya,  jaaliyadu waxay waxlaga xumaado ku tilmaantay hadalada warbaahinta laysu marinayo.
 
 waxaano u aragna mid cadowgeena ku farxayan kana fa ‘iidaysan karan hadalada warbaahinta laysu marinayo halaga tigtoonaado    ugu danbayntiina jaaliyadu waxay ku baqaysaa in laga xoreeyo gobolda cadowga kusoo duulay loona huro naf iyo maalba  lana ilaaliyo midnimada iyo wada jirka umada SSC
 
 daraawiish studenty society malaysia (DSSM)  gudoomiyaha

jaaliyada dr mohamed c/raxmaan muuse iyo  afhayeenka jaaliyada (DSSM) mr mustafe c/qaadir mohamuud Awmuuse

468x60 ad code [Article page - Between comment and article]

Fikrad Ka Dhiibo