GARAAD MAYA… GOGOL LABAAD Go’aankii shirkii Nairobi, ka dib markii lala soo jibaaxay Gacanka Carabta iyo Afrikada Bari, waxaa la keenay gogol uu Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil u fidiyey Isimada SSC kana kooban 14 xubnood. Fadhigii u horeeyey wuxuu ka dhacay Hol-Hol, halkaas oo looga qaxay colaad, waxaana loo guurey Buuro-Wadal. Halku-dhegga (Agenda)shirku wuxuu [...]