Home » September, 2010 Entries posted on “September, 2010”

CUNSURI FAISAL CALI WARAABE BUUHOODLE WAN KU JAHADAYNAA SNM TII MA DHAMAAN

CUNSURI  FAISAL CALI WARAABE BUUHOODLE WAN KU JAHADAYNAA SNM TII MA DHAMAAN

wararka an khelayno casimada labaad ee dalka somalia ee hargaysa aya waxay sheegayaan in kooxda  cunsuriyadu ku fogaatay ee uu hogaamiyo  ninka lagu magacabo faisal cali waraabe ee ku caanbaxay  hadalada  cunsuriyada iyo qabyaalada ah oo la hadlayey tageerayaashiisa jahwareersan aya ka  dhawaajiyey inay werarayaan magalada buuhoodle isagoo u hanjabay dadka rer buuhoodle uguna  hanjabay [...]

September 30 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Inter oo ku xaroogatay Bremen

Inter oo ku xaroogatay Bremen

Kooxda Inter Milan ayaa garoonkeeda San Siro ku qaabishay kooxda reer Germany ee Werder Bremen, Labadan kooxood oo ka wada tirsan Group A waxay ku kala baxeen 4-0 oo ay si xarago leh guusha ugu raacday kooxda Inter. Ciyaartan oo aad u xiiso badnayd isla markaasna ay u soo daawasho tageen 76,392 oo tageerayaal  waxay [...]

September 30 2010 | Posted in Sports | Sii Akhri »

C/kariim Xasan Jaamac (gabaydhe) oo lagu saadaalinayo inuu noqon doono Ra’iisal wasaaraha cusub ee Somalia

C/kariim Xasan Jaamac (gabaydhe) oo lagu saadaalinayo inuu noqon doono Ra’iisal wasaaraha cusub ee Somalia

warar an ka helayno illo aad ugu dhawdhaw madaxweynaha dawlada Somalia  Sh. shariif  Sh. Axmed ayaa waxay noo xaqiijiyeen in lagu wado inuu u magacaabo Ra iisul wasaarihii laga sugayey prof. C/kariin Xasan Jamac wararkani aya waxay intaa kudarayaan in Md. shariif uu beesha caalamka kusoo qanciyey in Prof. C/kariim loo magacaabo jagada Ra’iisul wasaaraha [...]

September 30 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Cadaalada Isaaqa Ma-Sidaan-Baa?(Dumar La Qaawiyay Kadibna La Gacma-Gacmeeyay (Dhacdo Xanuun Badan oo caynabo Ka Dhacday)

Cadaalada Isaaqa Ma-Sidaan-Baa?(Dumar La Qaawiyay Kadibna La Gacma-Gacmeeyay (Dhacdo Xanuun Badan oo caynabo Ka Dhacday)

Degmada  Caynaba ooka tirsan Maamulka Somalland ayaa waxaa ka dhacay arin ay ka murugoodeen dhamaan inta ku abtirsata magaca Soomaali,kadib markii 2-Dumar oo ka soo jeeda Beesha (Gabooye)oo ka tirsan Beelaha laga tirada-badan-yahay ee Somaliland,si fool-xun oo Diinta Islaamka iyo dhaqanka Soomaalida ka baxsan loola dhaqmay. Dumarkaan ayaa waxaa isugu-tagay dhamaan Dadweynihii deganaa Degmada Caynaba [...]

September 29 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

kooxda ssc oo Taliska dhexe ee ciidanka Somaliland weerartay

kooxda ssc oo Taliska dhexe ee ciidanka Somaliland weerartay

Warar aan xaqiiqdooda dhabta ah la hayn ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe ay 5 nin oo ka soo jeeda  deegaanka Buuhoodle ay weerar ku qaadeen tuulada Oog oo ah taliska dhexe ciidanka maamulka Siilaanyo,raggan oo watay gaadhiga loo yaqaan Surf ayaa bar koontarool  oo ku taala magaalada Oog ayey ugu tageen 5 nin oo [...]

September 29 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Grandson: Carter ‘doing fine’ at Ohio hospital

Grandson: Carter ‘doing fine’ at Ohio hospital

CLEVELAND – Former President Jimmy Carter, on a trip promoting his new book, developed an upset stomach on a flight to Cleveland on Tuesday and was taken to a hospital, officials said. Carter’s grandson, Georgia state Sen. Jason Carter, said his 85-year-old grandfather was doing fine. “He’s definitely resting comfortably and expected to continue his [...]

September 28 2010 | Posted in World News | Sii Akhri »

Drenched Mexico hillside collapses; at least 7 die

Drenched Mexico hillside collapses; at least 7 die

OAXACA, Mexico – A hillside collapsed on hundreds of sleeping residents Tuesday in a rural Mexican community drenched for days by two major storms, killing at least seven and leaving at least 100 missing, disaster officials said. The death toll could rise much higher in Santa Maria Tlahuitoltepec, a town about 130 miles (220 kilometers) [...]

September 28 2010 | Posted in World News | Sii Akhri »

Obama: Education key to economic success

Obama: Education key to economic success

ALBUQUERQUE, N.M. – Determined to energize dispirited Democrats, President Barack Obama told New Mexico voters on Tuesday that Republicans would reverse the progress he’s made on education reform and student aid. Addressing a small group in an Albuquerque family’s front yard, Obama shifted from his recent focus on the economy, which has run headlong into [...]

September 28 2010 | Posted in World News | Sii Akhri »

maxaa ka jira heshiiska dhexmaray Nsum iyo Hogaanka SSC

maxaa ka  jira heshiiska dhexmaray Nsum iyo Hogaanka SSC

Ka dib markii shabakadaha qaarkood ay dhawaanahan soo daabaceen in Uururka Nsum iyo hogaanka Nayroobi ay heshiis wada gaadheen ayaa shabakada Buhodlepost waxay raadisay xaqiiqda ku saabsan arinta heshiiska dhexmaray labada garab,nasiib wanaag Buhodlepost waxay ku guulaystay  in ay hesho waxa ka jira heshiiska waxaana illo  xog ogaal  u ah ururka NSUM ay u xaqiiqjiyeen [...]

September 28 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Barcelona Oo Is Dhaafisay Bilbao

Barcelona Oo Is Dhaafisay Bilbao

Barcelona ayaa u awood sheegatay kooxda 10-ka ciyaartoy ku ciyaareysay ee Athletic Bilbao markii ay 3-1 u saarisay , waxeyna ka sara martay Real Madrid. Madrid waxaa lagu qabtay 0-0 oo ay la dhaafi weysay Levante, Valencia ayaa hogaanka ku fariisatay markii ay 2-0 kaga gudubtay Sporting Gijon. Guusha Barcelona waxey dhigeysaa booska 2aad iyadoo [...]

September 28 2010 | Posted in Sports | Sii Akhri »

SILAANYO OO XAASKIISA XIL U MAGACAABAY IYO DADKA RER SOMALILAND OO AFKII JUUQDA GABAY

SILAANYO  OO XAASKIISA XIL U MAGACAABAY IYO DADKA RER SOMALILAND OO AFKII JUUQDA GABAY

sheekada ugu hadal haynta badan hargaysa waxaay noqotay  kadib markii  uu xaaskiisa  (amina waris )xil culus u magacabay  siilaanyo isagoo waliba ad u amanay wuxuuna yri silaanyo (MADAXWEYNAHA JAMUUYIYADA) somaliland (AXMED MAXAMUD SILAANYO) waxa u manta soosaray dicreeto  uu xil ugu magacabayo, (MARWO AAMINA MAXAMUD DIRIYE) wuxuna yidhi siilanyo markaan arkay qodobka 90 aad farqadiisa [...]

September 28 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Laacib Titus Oo Gabar Kufsaday (Ciyaaryahankan Ayaa U Cayaara Kooxda Sunderland Ee Dalka Ingiriiska Ka-Dhisan

Laacib Titus Oo Gabar Kufsaday (Ciyaaryahankan Ayaa U Cayaara Kooxda Sunderland Ee Dalka Ingiriiska Ka-Dhisan

Laacibka kooxda Sunderland ee dalka Ingiriiska Titus Bramble ayaa lagu soo eedeeyey dacwad la xidhiidha in uu kufsaday gabadh dhalinyara ah gudaha magaalada Newcasle. dofacaan caanka ee u ciyaara kooxda Sunderland ee horyaalka Ingiriiska ee ama Premier League isla markaana  kabtanka  labaad ee kooxda Sunderland ah ayaa hada ku xidhan saldhiga Northumbria halkaasi oo ay [...]

September 26 2010 | Posted in Sports | Sii Akhri »

Ilaalada Xaglotoosiye oo weerartay Xarunta police ka Puntland ee Buuhoodle

Ilaalada Xaglotoosiye oo weerartay Xarunta police ka Puntland ee Buuhoodle

Ciidanka Ilaalada u ah Saleebaan Ciise Axmed Kaar ayaa maanta la wereegay saldhiga   deg mada Buuhoodle,falka  ciidanka Xaglotoosiye ay kula wereegeen taliska ciidanka police Puntland ayaa ka dambaysay ka dib markii tiro ciidan ah oo ku sugnayd qaybta police ka Buuhoodle saaka aroortii hore laga daad gureeyey xarunta iyagoo la sheegay in ay u baxeen [...]

September 26 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Jirjiroole Dumar (Maqaal-xiiso-badan)(Qalikii:Axmed-Takar)

Jirjiroole Dumar (Maqaal-xiiso-badan)(Qalikii:Axmed-Takar)

Marka hore waxaan salaamayaa Maamulka Webka Caalamiga ee  buhodlepost,salaan-sharafeed kadib,waxaan halkan ku soo gudbinayaa Maqaal aan oogu magac-daray (Jir-Jiroole-Dumar) 1. haddii aad amaantooda badiso waxay ku oran                     ” beenaale ” haddii aadan amaanina waxay ku oran                              ” wax ma garte” 2.haddii aad u yeesho waxkastoo ay doonaan waxay ku oran    “shaqsiyad laawe” hadaad ka diidana [...]

September 25 2010 | Posted in Maqaallo | Sii Akhri »

Madaxwayne Sheekh Shariif iyo Qaramada Midoobey: Maalintii koowaad (Sawirro)

Madaxwayne Sheekh Shariif iyo Qaramada Midoobey: Maalintii koowaad (Sawirro)

ew York Friday 24 September 2010 SMC Madaxwaynaha Soomaaliya Sheekh Sariif Sheekh Axmed iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo, oo shalay soo gaaray xarunta Qaramada Midoobay ee New York, ayaa maanta bilaabay ka qaybgalka kulamadii guud ee Golaha loo dhan yahay iyo kuwo gooni gooni ah oo uu la yeeshay madaxda caalamka. Madaxwaynaha iyo wafdigiisa [...]

September 24 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »