|

MAXAMUD FOORTEEN LAMA MIDOOBIN KOOXDA NAIROBI

taliya ciidanka aaga bari mamulka puntland maxamud foorteyn  oo wax laga xumaado ku sheegay

 wararka sheegaya inay la midoobeen kooxda nairobi taliyaha oo la hadlayey warbaahinta gudaha

 qaarkood ayaa sheegay inuusan la midoobin kooxda nairobi  waxaa ayamahan kusoo baxayey

 shabakada wararka (SSC) qaar kamida inuu  u

soo goostay ciidan xoogbadan oo uu hogaaminayo maxamud foorteen dhanka kooxda nairobi

 kooxdan oo an ilaa hada la aqoon  meel ay ka taliso ayaa waxad mooda inay baryahan adeegsadaan

 warar been abuur ah sida aad  lawada soctanba waxaa isbuucii inasoo dhafay  lagu been abuurtay

 dadweynaha rer buuhoodle maalintii ciida intii lasoo qaatay  sawirada dadka ehelu sharafka ah lasoo

 galieyey websetiyada an waxba ka xishoon iyadoo lagusoo qoray inuu halka ugu qudbadeeyey

  xaglatoosiye arintan oo dadweynaha rer buuhoodle ku noqotay lama filan iyo wax lala yaabo waxaad

 mooda in warbaahinyta  (SSC) qaarkeed hada cadaysteen wararka been abuurka ah

WWW.BUHOODLEPOST.COM

EMAIL POST WEBMASTER.HOTMAIL.COM

Fikrad Ka Dhiibo