|

WAR WAR DAG DAG AH RA IISUL WARAHII DAWLADA SOMALIYA CUMRA C/RASHIID OO IS CASILAY

Ra’iisul Wasaarihii Jamhuuriyada Soomaaliya Dr,Cumar Cabdirashiid Cali ayaa goordhaweyd si toos

 ah ugu dhawaaqay inuu ka istiqaalooday Xilkiisii,islamarkaasna uu guud ahaanba iscasilay,waxaana

 uu Warqadii istaqaalada u gudbiyey Madaxweynaha Soomaaliya oo sharcigu dhigayo in Iscasilaada

 Ra’iisul Wasaaraha ay isaga soo marto.Dr,Cumar Cabdirashiid & Madaxweynaha ayaa imika shirjaraa’id ku haya Aqalka Villa-Soomaaliya

 halkaas oo ay Warbaahinta kula hadlayaan,waxaana uu Ra’iisul Wasaarihii hore sheegey in uu

 xilkan ka tagay,kadib markii uu arkay Khilaafka adag ee madaxda dawlada ka dhexeeya kaas oo uu

 sheegey in jiritaanka dawlada uu wax u dhimayo.

Dhinaca kalena Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa dhankiisa aqbalay iscasilaada,waxaana uu

 sheegey inuu deg deg usoo magacaabi doono Ra’iisul Wasaare adag oo shaqada Qaranka halkeedii

 kasii wada,wuxuuna amaanay Dr,Cumar Cabdirashiid oo uu sheegey in si wanaagsan uu ula

 shaqeeyey mudadii lasoo dhaafay ee ay

WWW.BUHODLEPOST.COM EMAIL POST WABMASTER@HOTMAIL.COM

Fikrad Ka Dhiibo