|

Daarul Aytaam oo dib looga Furay Buuhoodle

DAARUL Aytaam oo Buhoodle diblooga furay ka dib markii mudo hakad ku yimid sababo dhaqaale awgood,dib u furitaanka Daarul Aytaam oo ay gacan gaysteen jaaliyada Australia ee Deegaanka waxayna u soo direen lacag gaadhaysa $775.

Daarul Aytaam oo ka kooban labo qol oo ay dhigtaan ardaydhan 51 oo wiilal iyo gabdho isugu jira oo uu waxka dhigo hal macalin,Daarul Aytaam oo u baahan in lagu kordhiyo dhismaha labo qol,labo musqulood,barkad iyo dayr iyo waliba macalinka oo mushaaro loo sameeyo.

Hadaba dadka muxsiniinta ee khayrka jecel waxaa laga codsanayaa inay ka soo qayb galaan dhismaha iyo mushahaarada macalinka,wixii faahfaahin ah ee arintaa ku saabsan waxaad kala soo xidhiidhaysaan

SH.Cumar Soodaani  Tell:   25224497840  Buuhoodle Somalia

        Cali Cabdalle     Tell:            4491066  

C/laahi Jaamac Haaruun  Tell:       4491690

Fikrad Ka Dhiibo