|

Manchester United oo Dooneysa iney dib usoo iibsato Cristiano Ronaldo

Kooxda Manchester United ayaa qorsheynaysa iney dib usoo iibsato Cristiano Ronaldo intaan xiliga kuleylaha Yurub

 ee sanadka soo socda la gaarin,waxaa sidaas cadeeyey wargeys kasoo baxa Spain oo sheegey in dhinaca Real Madrid

 ay warkaan ka heleen.

Wargeyska Goal.com oo warkaan ay Real Madrid u xaqiijisey waxey sheegeen in  Sir Alex Ferguso uu lasoo xiriirey

 Real Madrid sidii loogu soo celinlahaa ciyaaryahankaan , Wararka waxey kaloo sheegayaan in Manchester United ay

 diyaar la tahey lacag gaareysa 70 milyan oo Eoro iney ka bixiyaan Ronaldo.

Wali dhinaca Manchester United wax wara oo warkaan kusaabsan kama soo bixin.

buhodlepost sport

Fikrad Ka Dhiibo