|

M/saleebaan Gobsanaa Muduloodna Gunsanaa (Shirib aflagaado ah oo Beesha Mudulood ku sagootisay Reysalwaasirihii is-casilay iyo Beesha uu ka soo-jeedo)

Beesha uu ka soo jeedo madaxweynaha dawlada KMG Sheekh Shariif ayaa Shirib af-lagaado ah ku

 sagootisay Reysalwasaarihii hore ee Dawlada KMG-ah Cumar C/rashiid Beeshan ayaa iyadu ah

  Bulsho leh dhaqan soo jiren ah waxaana ka mid ah Shiribka oo hadba kacabiraan waxa maalintaa taagan

Akhriso Shirib aflagaado ah oo looga hadlayo Cumar Cabdirashiid iyo Beeshiisa:

Waxaa xusid mudan Beesha Reysalwasaaraha ee aflagaadaada loo geystay inay yihiin Beel dhaqan

 ahaan isla-weyn kana xishoota  inay Gabay ku aflagaadeeyaan Beesha Mudulood oo iyagu gunimo

 muujiyay,balse Soomaali badan ayaa maanta qiray (Maxamuud-Saleebaan inay gob-yihiin

 Mduuloodna Gun-yihiin)maadaama kolkii ay isku dhaceen Madaxweynihii hore C/laahi Yuusuf iyo

 Nuur Cade,waxaa si gobanimo leh isku casilay C/laahi Yuusub,sidoo kale madaxweyne Shariif iyo

 Cumar C/rashiid kolkii ay isku dhaceena waxaa Gobanimo muujiyay Cumar oo shalay si sharaf leh

 isku casilay hadaba soo lama dhihi karo (Maxamuud-Saleebaan Gobsanaa-Mudloodna Gunsanaa)

 Halkan hoose ka akhriso Shiribka  aflagaadada ah:

bambadiyaa ku bucatoo

buuqaa kayeeray puntaland

 
ninkii ansoo barbaarshayoo

boqor ismooday waa bilaash
 
ka baq inaad ku baxsatoo

booraan ha qodin baac ka sheer
 
balaayo leeysku buufsha ya

bililiqo horeey barteen
 
waxeey u biti leeyihiin

toban walxaatoo ba, kutaal
 
waxeey u biti leeyihiin

beeshaan waqooyi degta boob
 
waxeey u biti leeyihiin

baraka beel billaabidiis
 
waxeey u biti leeyihiin

nin baajale bilcaan u leey
 
waxeey u biti leeyihiin

boolyeeysiya burcad badeed
 
waxeey u biti leeyihiin

ineey banadir buuq gelshaan
 
barakicinta baahda ya

beeneey u biti leeyihiin
 
boqoro sheego beena ya

boobeey u biti leeyihiin
 
waxeey u biti leeyihiin

beenbeen tastuur ah baafintiis
 
waxeey u biti leeyihiin

balaq malaay ah beecintiis
 
waxeey u biti leeyihiin

 
beensheegid iyo baas abuur
 
beenbeenti waalaga bexee

ku baxso beerti kuu falneed
 
Buss qaado ama poin ka raac

birtiisiyoow la soo bexee
 
buun yeeri ama baasa dhiib

isbuufis kaagiyaa batee
 
bilaahi dhaara boob iyo

 
beensheegid waakugu bateen
 
ku buudi beesha caalamkee

 
bad baado warso puntiland
 
waa buray baadil kaad waddoo

waxeeyga baxshay buuxeheey
 
kuma badbaadid been iyo

 
baaldi qiyaano buuxintiis
 
bililiqoow ila bartee

 
balyoow ka buudyin BBC
 
ku bartay waana kaa begee

bulshada socotuu banneey

WWW.bUHODLEPOST.COM

Fikrad Ka Dhiibo