Home » October, 2010 Entries posted on “October, 2010”

Ra’isulwasaaraha Cusub Md. Farmaajo oo si buuxda u helay Codka kalsoonida Baarlamaanka

Ra’isulwasaaraha Cusub Md. Farmaajo oo si buuxda u helay Codka kalsoonida Baarlamaanka

Kulan xaasi ah oo ay manta isugu yimaadeen mudanayasha Baarlamaanka oo daqiiqado ka hor soo gebageboobay ayna ka soo qeyb galeen mudanayaal gaaray 391-Xikdhibaan, Isla marklaana uu gudoominjayay Afhayeenka Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan oo furitaankii shirka hadal kooban jeediyay ayaa sheegay in uu ka xunyahay khilaafka dhinaca fikirka ah ee soo kala  dhex galay xildhibaanada, [...]

October 31 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

dagaal culus oo ka bilowday muqdisho xili baarlamaanka DKMG ah ay u fadhiyeen ansixinta RW Somalia

dagaal culus oo ka bilowday muqdisho xili baarlamaanka DKMG ah ay u fadhiyeen ansixinta RW Somalia

Dagaallo culus oo ay barbar socdaan madaafiic ayaa daqiiqado ka hor ka bilowday magaalada Muqdisho, xilli uu furmayo kulan ay xubnaha baarlamaanka ku ansixinayaan ra’iisul wasaaraha magacaaban ee Somalia. Iskahorimaadkan, oo saf-ballaaran ah ayaa ka billowday jidka Maka Al-Mukarama oo ay horay looga xiray isticmaalkiisa gaadiidka dadweynaha, waxaana sidoo kale uu dagaal xooggan ka socdaan [...]

October 31 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

WAR DAG DAG AH QARAX HADA KADHACAY XARUNTA DAWLADA HOOSE EE BOOSAASO

WAR DAG DAG AH QARAX HADA KADHACAY XARUNTA DAWLADA HOOSE  EE BOOSAASO

xarunta dawlada hoose ee boosaso meel u dhaw yaa hada waxa kadhacay qarax   lama oga qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay qaran oo hada saacado ka hor kadhacay boosaaso qaraxan oo aha kuwa meelaha fog fog laga hago ayan la ogayn qasaraha uu gaystay waxan goobtii qaraxu kadhacy isku hareereeyey ciidamada aamanka ee puntland [...]

October 29 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

qormo xiiso badan…soo dhawaa dharaartaan dhurwaaga- iska dhicin lahayn. qalinkii :ahmed a. takar

qormo xiiso badan…soo dhawaa dharaartaan dhurwaaga- iska dhicin lahayn. qalinkii :ahmed a. takar

xikmad somaliyeed aya waxay ahayd: nin saboola iyo awr-ba way sahal dhaqaaqaane labaduba haddaan seeto celin socod ma daayaane markaad u fiirsato sida somalidu shanta qaaradood ee dunida ugu baahdey waxa markiiba is-weydiineysaa : 1.dadka somaliyeed miyaaney dhul laheyn asalba? 2.dhulkoodii miyaa laga boobay sida -falastiiniyiinta ? 3.ma dhulkaa ku yar oo iyagaa 100 milyan [...]

October 29 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Man-United Oo 50-Malyan-Dolar Ku Doonesa Franck Ribery

Man-United Oo 50-Malyan-Dolar Ku Doonesa Franck Ribery

Kooxda Manchester United ayaa waxay 50 milyan ku doonaysaa xidiga garabka  midig uga ciyaara wadanka Faransiiska iyo kooxda Bayern Munich ee Franck Ribery. Franck Ribery ayaa mudo dheer bartilmaamed u ahaa kooxda Manchester United iyadoo ay tartan kala kulmaysay kooxaha Real Madrid,Chelsea,Barcelona iyo kooxo kale kuwaas oo u hanqal taagaya sidii ay heshiis ula gali [...]

October 29 2010 | Posted in Sports | Sii Akhri »

Qarankii Soomaaliyeed wuxuu ka nasan waayey qabyaalad, qabqable, qori iyo qaad The Qaranka online

Qarankii Soomaaliyeed wuxuu ka nasan waayey qabyaalad, qabqable, qori iyo qaad  The Qaranka online

Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allah (SWT), nabad gelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato Nabigeenii suubanaa (CSW). Marka xigta dhamaan akhritayaasha sharafta iyo qadarinta mudanoow waxaan idin ku salamayaa Salaanta Islamka Asalaama Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatu. Inta anaan qoraalkaan u guda galin waxaan u mahadcelinayaa dhammaan akhristayaashii mahada, hanbalyada iyo dhiirigelinta intaba ii soo [...]

October 28 2010 | Posted in Maqaallo | Sii Akhri »

Soomaaliya oo gashay kaalinta koowaad ee musuq-maasuqa aduunka

Soomaaliya oo gashay kaalinta koowaad ee musuq-maasuqa aduunka

Dalka Soomaaliya ayaa sanadkii labaad galay kaalinta koowaad ee wadamada ugu masuq-maasuqa badan aduunka, iyadoona dalka Darmark uu noqday dalka ugu muqus-maasuqa yar amaba aan la heyn. Hey`adda ilaalisa muqus-maasuqa aduunka ee loo yaqaan Transparency International ayaa soo saartay warbixinteeda sanadlaha kaasoo ay ku cabireyso heerka uu marayo musuq-maasuqa aduunka iyo sida loo kala daran [...]

October 28 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Lazio Oo Laga Dhigi La’yahay Hogaanka Serie A

Lazio Oo Laga Dhigi La’yahay Hogaanka Serie A

Lazio, 6 ka mid ah 8dii kulan oo ay ciyaartay wey badisay waxeyna taasi u sahashay iney yeelato 19 dhibcood. Lazio waa markii ay ugu fiicneyd taariikhdeeda. kaalinta 3aad ayeey ka gashay horyaalka 1972-73, halka 1999-2000 oo uu watay Sven-Goran Eriksson ay qaadatay markii 2aad taariikhdeeda horyaalka Serie A. Lazio kooxda ay isku magaalada yihiin [...]

October 28 2010 | Posted in Sports | Sii Akhri »

Dhaan loo kala’eg

Dhaan loo kala’eg

Dhaan loo kala’eg Waxaa wax lala yaaba ah in mareegaha qaar lagu qoray ( wafti NSUM ah baa Hargeysa u socda) been cad oo aan geed loogu soo gaban in ay tahay waxaa kuu cadaynaysa NSUM waxay ilaa maalintii la aasaasay dagaal kula jirtay Somalidiidka waxay is hortaagtay in beesha caalamku wax aqoonsi ah siiso, [...]

October 28 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Bye-Bye (Yuusuf-Garaad)(Madaxii Laanta Afsoomaaliga Ee BBC-Da Oo Xilkii Lagu Xayuubiyay Kadib Markii Lagu Eedeeyay Musuq-Maasuq

Bye-Bye (Yuusuf-Garaad)(Madaxii Laanta Afsoomaaliga Ee BBC-Da Oo Xilkii Lagu Xayuubiyay Kadib Markii Lagu Eedeeyay Musuq-Maasuq

Madaxii Idaacada Laamta Afka-Soomaaliga ee BBC-da Yuusuf Garaad ayaa laga xayuubiyay xilkii kadib markii lagu eedeeyay inuu shaqaaleeyay Suxufiyiin ay qaraabo-yihiin mudooyinkii uu xilka-hayey,waxaana ka mid-ah(Farxaan-Jimcaale,Aamino-Muuse Wehliye,M.M.Dhoore)iyo kuwo badan,kuwaasoo badankood uu ku xushay qaab xigtanimo iyo ehelnimo,wuxuuna xiligii uu ahaa Madaxa Laanta Afsoomaaliga ee BBC-da shaqada ka ceyriyay Ruug-cadaayaal Saxaafada in-badan ku soo-jiray. Arintan ku timid Idaacada BBC-da ayaa [...]

October 26 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

qormo xiiso badan….xildhibaano mise xaraamiyiin

qormo xiiso badan….xildhibaano mise xaraamiyiin

by:ahmed a.takar takar77@hotmail.com     allah (swtc) wuxuu quraanka kariimka noogu sheegay qolooyin qas wada-yaal ah oo markii la yiraahdo:waar dhibka joojiya oo dhulka ha- fasaahaadinina waxay dhihi islaax baan wadnaa, waase mufsidiin isma oga lakinse..     xubnaha baarlamaanka somaliya iyo kabiirkooda shariif sakiin waxay u badan yihiin kuwo maal jecel,kuwo mansab jecel,kuwo macsi [...]

October 26 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Sheekh Cali Dheere “Guutada Mustafa Abul Yaziid waxay halaag gaarsiisey cadawga alle”+Sawirro.

Sheekh Cali Dheere “Guutada Mustafa Abul Yaziid waxay halaag gaarsiisey cadawga alle”+Sawirro.

Sheekh Cali Dheere “Guutada Mustafa Abul Yaziid waxay halaag gaarsiisey cadawga alle”+Sawirro. Sunday, 24 October 2010 13:49 Maamulka Memo Hits: 1320 XSHM ayaa faahin dheeri ah ka bixisay dagaaladii cuslaa oo ay maalmihii lasoo dhaafay lagashay ciidanka shisheeye ee xoogga ku jooga magaalada Muqdisho. Sheekh Cali Maxamuud Raage Cali dheere oo maanta saxaafadda kula hadlay [...]

October 24 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Chelsea oo hogaanka sii adkeysatay

Chelsea oo hogaanka sii adkeysatay

Kooxda horyaalka difaacaneysa ee Chelsea ayaa sii adkeysatay hogaanka horyaalka Premier League kadib markii ay 2-0 kaga badisay Wolverhampton Wanderers. Florent Malouda ayaa dhaliyay goolkiisii 7aad ee horyaalka daqiiqadii 23aad, Salomon Kalou ayaa ku daray goolka 2aad xilli ay 8 daqiiqo ciyaarta ka dhiman tahay. Chelsea 9 kulan oo ay ciyaartay ku aruursatay 22 dhibcood, [...]

October 24 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Farmaajo Waa Runtiis Hawiye Waa Yeey Cawaan Ah:Qalinkii:Duraan Shirwac

Farmaajo Waa Runtiis Hawiye Waa Yeey Cawaan Ah:Qalinkii:Duraan Shirwac

(Qalinkii:Duraan Shirwac UK-London) Waxaan shaki ku-jirin in Buugii uu qoray Reysalwasaare Farjaamo ee(U.S STRATEGIC INTEREST IN SOMALIA)inuu asiibay kolkii uu qoray in Beesha Hawiye tahay Yeey diirato ah oo Dalka Soomaaliya bur-buriyay iyagoo adeegsanahay magac Mooryaaneedkii loo yaqaanay Ururka USC. Hadaba qofku markii uu Academik yahay Jaamacada kolka uu ka qalin-jabinayo  waxaa laga rabaa inuu qoro [...]

October 24 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Rooney Oo La Sii Joogaya Manchester United

Rooney Oo La Sii Joogaya Manchester United

Real Madrid iyo Man. City ha raali ahaadaan, Rooney ma soo socda”, sidaa waxaa tilmaantay nuxurkii ka soo baxay hishiiska Rooney iyo Man United wada gaareen. Khilaafkii laacibkasi iyo kooxda ka dhaxeeyay ayaa si nabad ku soo dhamaaday, waxaana halkaasi ku dhintay rajadii Real ee ahaa in kubad-qaabeeyahaan helaan . www buhodlepost sports Hishiis cusub [...]

October 23 2010 | Posted in Sports | Sii Akhri »

kulankii kooxda Nayroobi iyo Horgalayaasha Soomaalidiidka

kulankii kooxda Nayroobi iyo Horgalayaasha Soomaalidiidka

Horgalada halkaas yimid, waxay dadka shacabka ah tuseen inay si dhab ah uha dan leeyihiin, iyagoo dhibaatada halkaa taala ay dusha ka saareen Maamulka Puntland, kuna eedeeyey in ciidamada hubka sidaa ay halkaa dadka ku gumaadaan.  Dagaalkaas oo in muddo ah socdey, sababna u noqday in tiro badani ku naf weydey, Horgaladu dib ayay u [...]

October 22 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

WARARKII: UGU DANBEEYEY EE BALI WEYNTA GALBEDKA.GOBOLKA CAYN

WARARKII: UGU DANBEEYEY EE BALI WEYNTA GALBEDKA.GOBOLKA CAYN

WAXAA ISBUUCYADII LASO DHAFAAY XALADA COLAADEED KA  IYO CIIDAN URUURSI LAGA DAREEMAYEY  DEEGAANKA BALI KALSHAALE OO KAMIDA DHULKA LOO YAQAN BALI WEYN EE GALBEEDKA GOBOLKA CAYN  COLAADAN OO KABILABANTAY BARAAGO AY SI SHARCI DARO AH HALKAA UGA QODEEN BEESHA SOOLAYA MADOW EE DAGTA QORILUGUD OO DHALASHO AHAN KASOO JEEDA BURCO BEESHA OO INTII BARYO AHAYBA [...]

October 22 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Beled-xaawo oo caawa Duqeyn xoogle ka socto iyo dagaal dib uga qarxay mar kale

Beled-xaawo oo caawa Duqeyn xoogle ka socto iyo dagaal dib uga qarxay mar kale

Gedo:-Wararka ka imaanaya magaalada Beled-xaawo ayaa caawa sheegaya in ciidamo daacad u ah Xilibaan Bare aadan Shire Hiiraale ay dagaal rogaal celis ah ku soo qaaday magaalada Beled-xaawo oo galabta casarkii ay ka saareen Ururka Al-Shabaab. Xildhibaan Bare aadan Shire Hiiraale iyo ciidamo uu wato ayaa waxaa caawa si rasmi ah u taageeraya ciidamo Itoobiyaan [...]

October 22 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Somaliland looks good next to its restive neighbor and foreign investors are taking notice.

Somaliland looks good next to its restive neighbor and foreign investors are taking notice.

Somaliland: U.S  HARGEISA, Somalia — There is a part of Somalia where foreigners can walk the streets in safety, where the only guns are held by uniformed members of the state security services, where elections are held regularly and democratically, and where the people can dare to hope for a future of continuing peace and [...]

October 21 2010 | Posted in World News | Sii Akhri »

Kulankii baarlamaanka ee lagu ansixin lahaa Ra’iisul wasaraaha cusub ee Soomaaliya oo natiijo la’aan ku dhammaaday

Kulankii baarlamaanka ee lagu ansixin lahaa Ra’iisul wasaraaha cusub ee Soomaaliya oo natiijo la’aan ku dhammaaday

Arbaco, October 20, 2010 (HOL) – Waxaa natiijo la’aan kusoo dhammaaday maanta kulan lagu waday in xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ay codka ugu qaadaan ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya, kaddib markii ay xildhibaannadu isku khilaafeen qaabka codka loo qaadayo. Kulanka oo uu shir-guddoominayay afhayeenka baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan, waxaana xildhibaannada kulankaas xaadiray ay tiradoodu ahayd [...]

October 20 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »