Ogaysiis muhiim ah oo ka soo baxay ururka NSUM
Waxaa Lagu wargelinayaa Dhamaan Bulshada SSC Meelkastoo ay Joogaanba inay ka soo qaybqalaan shirkan oo Muhiim ah Lagagana Hadli Doono Waxyaabo badan oo Khuseeya Deegaanka SSC, Halka uu Marayo Heshiiskii aad Loo Hadal Hayey ee u Dhexeeyey Urunka NSUM iyo Hogaanku iyo Natiijadii Heshiiska, iyo xubno la shaqaynaay hogaanka oo sii doona bulshada warbixin muhiim ah.
Numberka Shirka Lagu Soo Gelayo Magaala Kastaa Waxay La Xidhiidhaysaa Jabtarkeeda u Metela NSUM.
halkan ka eeg xiliga shirku dhacayo iyo wakhtiga.
Date: October 17 2010
Toronto:1:00 pm
New York:1:00 eatern time
Minneapolis:12:00
London:6:00 pm
Scandinavian:7:00 pm
East Africa : 8:00 pm
Gudiga Fulinta NSUM
