Home » November, 2010
Entries posted on “November, 2010”
“xaq ninkii lahaa daba socdo ma lumo” Qalinkii:Ahmed A.Takar Waxaan ka mid ahay somalida badan ee wadankoodii uga cararay dhibka iyo dhiiga daadanaya mudada 20 sano iyo dheeraadka e ay ku luntay qaranimadii iyo qiimihii soomaaliyeedba, taasoo ay ku waayeen aniga iyo in badan oo ila mid ahiba : gurigoodii, deriskoodii, shaqadoodii, wax barashadii ilmahooda [...]
November 30 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Siilaanyo ma wuxuu raaligelin doonaa Reer Yurub Mise Shacabka Somaliland” – Waxaa isa soo taraya carada dadweynaha ee ku aadan nin Jarmal ah oo lagu magacaabo Gunter Bischos oo mudo 13 sano ah ku noolaa maamulka Somaliland gaar ahaan Magaalada Hargeysa kadib markii la helay Canjalooyin Video ah oo uu ka duubay dhowr Haween oo [...]
November 30 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Kooxda Barcelona ayaa si raaxo leh ugu guuleysatay kulankii la wada sugaayay beryahan ee El Clasico ka dib markii ay 5 gool ugu qubeysay kooxda Real madrid ciyaartii ka dhacday garoonka Nou Camp ee magaalada Barcelona. 10 daqiiqo intii ay ciyaartu socotay ayaa kubad uu soo habeeyay laacibka qadka dhexe ee kooxda Barcelona Iniesta waxa [...]
November 30 2010 | Posted in Sports | Sii Akhri »
Ugu yaraan 11 qof oo rayid ah ayaa ku dhimatay 26 kalana way ku dhaawacmeen dagaalo maanta dhexmaray ciidamada dawladda Labada Sharif iyo kuwa Amison iyo Maleeshiyaadka Alshabaab ee ka soo horjeeda dawladda ku meel gaarka. Howlwadeenada gaadiidka gurmadka degdeg ah ayaa sheegay in 26 qof oo dhaawac ah ay ka qaadeen degmooyinka Boondheer, Shibis, [...]
November 30 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Madaxweynaha dalka Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni ayaa maanta safar aan hore loo si shaacin ku tegay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya. Diyaarad khaas ah ayaa kasoo dejisay Madaxweynaha Uganda garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde iyadoo amniga garoonka si aad ah ay u adkeeyeen Ciidamada AMISOM ee gacanta ku haya. Saddexda masuul ee ugu [...]
November 29 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
DE JANEIRO – Rio police backed by helicopters and armored vehicles invaded a shantytown complex long held by traffickers on Sunday, quickly taking over the key drug gang stronghold, a top official said. Black-clad officers from elite police units entered the Alemao slum complex amid heavy fire, with TV images showing police and army helicopters [...]
November 28 2010 | Posted in World News | Sii Akhri »
Ka dib labo guuldaro ee ugu danbaysay ayay Arsenal waxay si weyn ugu ciil baxday Aston Villa 4-2 ayay kaga guuleystay, kulankan ka dhacay garoonka Villa Park . “Waxaan soo bandhignay ciyaar wanaagsan, Villa waa koox adag. Waxaan u sheegay qeybtii hore inaan hore u socona goolalna aan dhalino, Keliya sidaa ayuu go`aankeena ahaa” ayuu [...]
November 28 2010 | Posted in Sports | Sii Akhri »
Dhacdadaan ayaa waxay dhex martay lamaane Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Saciid iyo Fardowsa, Fardowsa ayaa xiriir lasoo sameysay wariya-yaasha barnaamijka xiisaha badan ee Isha Dhacdooyinka Caalamka, kuwaa oo ka hawl-galla Shabakadaha Caalamiga ah ee Radioxamar.com iyo Dhacdo.com, waxayna sheekadu ku bilaabaneysaa sidatan:- Waxaan ku dhashay magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho, balse waxaan kusoo barbaaray [...]
November 28 2010 | Posted in Maqaallo | Sii Akhri »
Dhacdadaan ayaa waxay dhex martay lamaane Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Saciid iyo Fardowsa, Fardowsa ayaa xiriir lasoo sameysay wariya-yaasha barnaamijka xiisaha badan ee Isha Dhacdooyinka Caalamka, kuwaa oo ka hawl-galla Shabakadaha Caalamiga ah ee Radioxamar.com iyo Dhacdo.com, waxayna sheekadu ku bilaabaneysaa sidatan:- Waxaan ku dhashay magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho, balse waxaan kusoo barbaaray [...]
November 28 2010 | Posted in Suugaan | Sii Akhri »
YEONPYEONG, South Korea (Reuters) – North Korea has placed surface-to-surface missiles on launch pads in the Yellow Sea, Yonhap news agency reported on Sunday, as the United States and South Korea began joint military exercises that have upset neighbor China. The agency also said North Korea had moved surface-to-air missiles to frontline areas, days after [...]
November 28 2010 | Posted in World News | Sii Akhri »
waxaa manta ka furmay wajigii labad ee shirkii nabadaynta beelaha ood wadagta ah ee dhawan shaqaaqadu ku dhexmartay deeganka balikalshaale waxana ilaa hada si habsami ah uga socdaa shirkaasi nabadaynto tuulada maygaagle oo katirsan gobolka cayn oo manta ay kasoo qayb galeen labadii beelood ee dirirto dhexmartay shirkan oo ay dadahinayaan ergooyinkii dhexdhexaadinta ee kakala yimi [...]
November 28 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Xukumada cusub ee uu soo dhisay raisalwasare farmajo ayaa manta waxay codka kalsoonida ka heshay barlamanka tirada badan ee Somalia, Inta ka joogta xubnaha barlamanka Somalia ayaa manta u dareeray xaruntooda golaha shacabka, ajendaha shirka ayaa manta ahaa in xukumada cusub la ansxiyo ama la rido, Waxaa fadhigii manta ee barlamanka soo xaadiray xubno tiradoo [...]
November 27 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Weerar yahanka xulka Cameroon iyo kooxda Inter Milan Samuel Eto’o ayaa qoomameeyay falkii uu todabaadkan kula kacay difaaca kooxda Chevo Bostjan Cesar. Samuel Eto’o ayaa axadii lasoo fal noociisu dunida caan ka noqday sanadkii 2006dii kula kacay difaaca kooxda Chevo mar ay labada kooxood wada ciyaarayeen ciyaar ku tirsanayd hoyraalka Talyaaniga ee Sire-Ada ciyaartaas oo [...]
November 27 2010 | Posted in Sports | Sii Akhri »
Ugu yaraan shan qof, ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen dagaallo iyo duqeymo maanta Muqdisho ku dhexmaray ciidammada DKMG ah oo gacan ka helaya AMISOM iyo xoogagga hubeysan ee ka horjeeda. Dagaalkan, oo ka dhacay degmooyinka Hodan iyo Holwadaag, ayaa waxaa ku dhaawacmay in ka badan 10-qof, oo isugu jira dhinacyadii dagaalamay iyo dad shacab [...]
November 27 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Sirdoonka iyo FBI-da Mareykanka ayaa xabsiga u taxaabay wiil soomaaliyeed oo lagu magacaabo Maxamed Cusmaan Maxamuud (19-jir), kaasoo doonayay in uu qarxiyo dad isugu soo baxay goob lagu shidayay geedka nalalka badan lagu xardho ee ay gaaladu adeegsato xilliga Christmas-ka. Wiilkan oo ay in badan daba socdeen sirdoonku ayaa loosoo maleegay qorshe been ah kaasoo [...]
November 27 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
waxaa isbuucii ina soo dhafay kusugnaa caasimada dalka kenya ee nairobi wafti baladhan oo uu hogaaminayo madaxweynaha maamulka puntland dr c/raxman faroole, waftigan oo uu kamidyahay wasiirka arimaha gudaha maamulka puntland gen ilka jiir, ayaa sida warar hose ku heshay shabakada buhodlepost waxay codsi u gudbiyeen xafiiska gudoomiye ku xigeenka baarlamanka kenya mudane farax macalin, [...]
November 25 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
SADDEX IYO SODDON IYO SADEX (33 VS. 3 Ugu danbayntii waxaa dadka degaanka Buuhoodle sida Hirka ugu laacay midnimo, ka dib markii xawaarihii iyo is daba yaacii kooxda hogaanka habowsan kala fududaadeen, waxaanay heleen fursad ay si degenaansho leh goobaha banaan ee magaalada ugu sheekaystaan. Mararka qaarkoodna, waxay u gacan banaanaadeen inay danahooda guud ka [...]
November 25 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Macalinka Arsenal Arsene Wenger ayaa mid ka mid ah wargeysyada dalka Britain uu bogiisa hore ku soo qoray sheeko la xariirta inuu shukaansi dhexmaray isaga iyo fanaanad Faransiis ah Wargeyska The Pepole ayaa daabacay sawirka Arsene Wenger oo kulan la qaadanaya haweeney lagu sheegay iney tahay 39-sano jir oo la yiraah Sonia Tatar maalintii khamiista kulankaasoo ka [...]
November 25 2010 | Posted in Sports | Sii Akhri »
Talo Waa Mar aad Garanweydo iyo Mar aad Gaadhi weydo: Mahad ILLAAHAY baa leh Nabadgelyo iyo Naxariisina Nebigeenii Suubanaa ha ahaato SWWC. Akhristayaasha Qiimaha iyo Qaayaha leh ee nagala socda daafaha dunida waxaan u soo gudbinayaa Salaan qiimo leh ASCW. Sida aad warbaahinta Soomaalida ka aragteen waxaa todobaadkan wareysi bixiyey Prof. Ali Khaliif Galeyr, waraysiga [...]
November 25 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Ronaldo iyo Nani oo labadaba u ciyaara Xulka Qaranka Portugal ayaa isku qabsaday gool ku-socotay shabaqa Kooxda Spain,cayaartii saaxiibtinimo ee arbacadii lagu qabtay caasimada Dalka Portaqiiska ee Lisbon. Cayaartan oo ku dhamaatay 4-0 oo lagu garaacay Xulka Spain ayaa qeybtii hore ee ciyaarta waxaa ka dhacday arin qosol badan,kadib markii Ronaldo oo si xarago-leh u [...]
November 24 2010 | Posted in Sports | Sii Akhri »