|

Tahniyad Dhalasho

Dhamaan ehelada qaraabada asxaabta waxay tahniyad dhalasho u dirayaa Caaqil Cali Jaamac Shariif oo wiil ugu dhashay Magaalada Buuhoodle , Wiilkaas oo loo bixiyey Cumar Cali Jaamac , waxaana tahniyadan dhalasho diraya dhamaan dadka hoos ku xusun.

1- Aabe Chief Cali Jaamac Shariif

2-Hooyo Faysa Maxamed Cismaan

3-Aamin Shariif   Maxamed

4-Maxamed Jaamac Shariif

5-Hooyo Shugri X.Axmed Maxamed

6-Hooyo Cibaado Maxamed Maxamuud

7- C/Khadar Jaamac Shariif

8-Kalluun Jaamac Shariif

9-Yaasiin Jaamac Shariif

10-Farah Jama Sharif

Dhamaan dadkaas oo kala jooga Daafaha adduunka waxay tahniyad u dirayaan Caaqil Cali oo wiil ugu dhashay Magalada Buhodle waxaana leenahay  Illaahay haka dhigo kii diintiisa iyo dalkiisaba anfaca AAMIIN AAMIIN AAMIIN

Fikrad Ka Dhiibo