|

DR AXMED CABDI GABOOSE OO GAARI LA GADOOMAY CAWA

sawiirkii armaha gudaha ee maamulka

somalland dr axmed cabdi gaboose oo cawa

abaaraha 10 fiidnimo gaari kula gadoomay inta

u dhaxaysa berbera iyo hargaysa wasiirkan aya

kasoo kacitimay dhanka burco kuna sii jeday

hargaysaa dhawac gaboose ayaa lola cararay

hospitalka hargaysa dhawac dr axmed cabdi

gaboose aya lashegayaa inuu sahlanyahay

aydoo ilaaladi lasocatayna soo gareen

dhawacyo fudud

www.buhodlepost.com

emailbuhodlenews@hotmail.com

Fikrad Ka Dhiibo