|

Mourinho Oo La Ganaaxay Laba Kulan Inuu Ka Maqnaado Garoomada Spain

koox spanishka ee awooda  leh ee real marid ayuuka maqnan doona macalinkoodii jose muoriho labda kulan ee sosocda kadib markii xidhiidhka kubada cagta ee spain (RFFF) ganaaxeen Macalinkii hore ee kooxda Inter ayaa la ganaaxay kulankii Arbacadii ay 5-1 uga badiyeen Murcia kulankaas oo ka tirsanaa Copa del Rey, ka dib markii garoonka uu ka saaray garsoore Jose Luis Paradas Romero.

Xiriirka Kubadda Cagta kuma faraxsaneyn qiirada Mourinho waxayna go�aansadeen in ay ganaaxaan labada kulan ee soo socda.

Mourinho ayaa seegi doona kulamada Sporting Gijon iyo kulanka ay gurigooda kula ciyaari doonaan Athletic Bilbao bisha November 23-deed

BUHODLEPOST SPORTS.COM

Fikrad Ka Dhiibo