CALI DHALAAYE:TALIYAHII CIIDANA CID EE GOBOLKA SOOL OO DHAWAC SOO GARAY
Cali Dhalaaye ayaa caawa niman Hubaysan oo aan ilaa hada la garanaynini Tacshiirad ku fureen, waxaana la sheegay inuu dhaawac culusi soo gaadhay.
Sidoo kale waxuu warku intaa ku dareen in nin kale oo Caaqil ah oo ag fadhiyay uu isna ku dhaawacmay falkaas.
Ilaa hada wax faahfaahin ah lagama hayo dhacdadan, hase yeeshee waxay wararku sheegayaan inay goobtii ka baxsadeen kooxdii falkan geysatay..
Kala socda BUHODLEPOST.COM wixii wara ee kasoo kordha weerarkan..