|

Shil toogasho oo ka dhacay aaga Kalshaale

Waxaa xalay fiidnimadii lagu dilay aaga kalshaale marxuum ka soo jeeda gobolka cayn, marxuumkaas ayaa wuxuu kamid ahaa gaadiidlayda Gobolka , Shilkan ayaa loo aaneenayaa ka gadaal markii mudooyinkii u danbeeyey ay xuguf xuni ka taagneed Baliga Kalshaale, kaas oo ahaa mid la isku haysto balse illaa hada aan meel kaliya loo dayn, warkan oo fah-faahsan kala soco Shabakada warbaahinta Buhodlepost.com

Shiino

1 Response for “Shil toogasho oo ka dhacay aaga Kalshaale”

Fikrad Ka Dhiibo