dagaal culus oo kadhacaya deeganka bali kalshaale ee duleedka galeed ee buuhoodle
dagaal culus oo maanta ka dhacay deeganka kalshaale oo sababay dhimasho
iyo dhaawac,
dagaalkan oo mudo soconayey ayaa waxaa u bilaamay saaka subixii hore intii
aan salaadka ciida latukan halkaas uu u kunafwaayen sedex nin oo kasoo jeeda
dhinaca qorulugud.
hadaba markii salaada laga baxay ayaa waxaa bilaama ciidamis iyo gurmad
kuwaasoo gaaray barqadii baliga kalshaale halkaas oo uu kadhacay dagaalkii
ugu kuluulaa muda saacadaana soconayey ayaa khasaarihiisa waxaa illaa iyo hada
la ogyahay 4 dhimashaa iyo dhaawac badan oo ah deegaanka qorulugud halaka khasaara
dhinaca buuhoodlena uu hada yahay illaa shan dhaawaca,
xaalada baliguna ay tahay mid dagan halakaana ay joogan ciidamada dinaca buuhoodle
la aasayna baraagihii halkaasi laga qoday,



xamse xasan geelle
buuhoodle ssc somaliya