|

DAGAL SAAKA KADHACAY BALI KALSHAALE

deeganka bali kalshaale oo dhawanahanba ay kajirtay xalad colaadeed oo u dhaxaysa beelaha habar jeclo. iyo

 dhulbahante,  kadib markii ay baraago qodis kabilaaben deeganka beesha habar jeclo iyadoo beesha

 dhulbahantena, sheeganayso deegankaa lahaanshahiisa ayaa saaka  waxa kadhacay dagal qadhadh  dagalkan

 aya wuxuu daba socda kadib markii habeen hore lagu dilay nin ganacsade ah  oo kasoojeeda gobolka cayn 

 dilkan oo ay geysteen nimankii baragaha sharcidarada ah ka qodanayey deegankaasi waxaa ilaa shalay

  lagadareemaeyey gobolka cayn ciidan uruursi xoogbadan   waxan saaka waabarigii ay dagal kula wareegen

 deeganka (balikalshaale)  qasaraha dagalkaa kadhashay ayan wali lasoo xaqiijin lakiinse  inta lahubo waxaa

ku geeriyooday  4 nin oo kasoo jeeda beesha habar jeclo iyadoo ay jiraan tiro dhawac ah oo loola cararay

 burco

  waxa laga dareemaya gobolada togdheer, iyo cayn, xalad ciidan uruursi iyo gurmad xoog badan iyadoo laga

 baqayo in sacadaha fooda inagu soo haya xaladu faraha kabixi karto dhanka kale waxaa iyana dadaal nabad

 raadin ah wada

 wax garadka iyo culimo ow diinka iyo  isimada gobolka cayn oo uu horkacayo garad c/laahi garad soofe

 

wixii kasoo kordha  dagalka kala soco buhodlepost

Fikrad Ka Dhiibo