|

ururka ardayda Somaliyeed ee malaysia (DSSM) oo baaq u diray beelaha ku dagaalamaya Kalshaale

 

buhodlepost ee Malaysia ururka ardayda kasoo jeeda gobolada ssc oo magacoooda loo soo gaabiyo DSSM ururku wuxu baaq nabadeed u dirayaa dhamanba umada Soomaaliyeed meel kastoo ay joogan gaar ahaan waxay dhaxmartay deegaanka baliga kalshaale oo u dhexeeya Buuhoodle iyo Qorilugud. daganaadan dhulkooda nabad iyo wada dhalasho daris wanaag ku dhisan,dhulku wuxuu ku deeqi karaa laguna gaari karaa horumar iyo nabad dhaxal gasha waxaana Illaahay uga baryeynaa eheladoodii iyo qaraabadoodii inuu samir iyo iiman kasiiyo iyana u dambi dhaafo. aafada iyo colaadaha ku habsaday gayigooda. inay u shaqeeyaan dalkooda iyo dadkooda waxaa nasiib daro ah in dhagahayaga kusoo dhacayaan waxaan diidno malinkasta oo kadhacaya dalkeenii hooyo iyo deeganadii an kasoo jeednay. colaada umada walaalaha ah shaadh iyo midab kasta halahadeene in lala xisaabtami doono maalin malmaha ka mida,aduun iyo aakhirana in Illaahay kula xisabtami doono.

waxaa manta baaq nabadeed soo gaadhsiyey xafiiska wararka

baaqan u dirayaan beelaha walaallaha ah ee dhawaan dirirtu ku

baaqan oo uu ku saxeexanyahay gudoomiyaha ururkaas C/fataax Muuse Geele wuxuu qoranyahay sidan.

(1 )waxan baaq nabadeed u dirayna beelaha wallalaha ah ee shaqaaqadu ku dhexmartay deeganka dhuldaaqsimeedka kalshaale.

(2)waxan ugu baqaynaa inay nabada ka shaqeeyan kuna wada

iyadoo la illaaliyo derisnamada iyo walaalnimada shacabka Soomaaliya.

(3) waxaan tacsi u dirayna dhamaan dadkii ku geeriyooday coladaasi

(4) waxaan mahad balaadhan u soo jeedinaynaa cid kasta oo

kashaqaynaysa nabada iyo walaalnimada umada Soomaaliyeed ee shaydanku kadhex shaqeeyey oo ay ugu horeeyan Isimadii iyo Cuqaashii kasoo gurmaday dhanka galbeedka iyo Issimada iyo Cuqaasha gobolka Cayn oo waligoodba u tagnaa wanaaga iyo samaha ka talinta umada.

(5) waxaan Illahay uga baryeynaa umada Soomaaliyeed inuu kadulqaado

 

 

(6) waxaa nasiib daro ku ah dadka waqtigoodii siIyey wax- barasho iyo

(7) waxaan uga digaynaa cidkasta oo kashaqaynaysa amni xumada iyo

waa bilaahi towfiiq

ururka ardayda DSSM waxaa nosoo gaarsiiyey gudoomiyaha ururka DSSM

C/fataax muuse( GEELE) 

 

www.buhodlepost.com Malaysia

Fikrad Ka Dhiibo