|

Faroolow Puntland Faraxumeynta Ka-Daa:Professor Togane

Prof Maxamuud Togane oo ka mid ah Aqoonyahanada Somaliyeed ayaa Waraysi xasaasi ah lala yeeshay, waxa uu kaga hadlay Arimo badan oo ku Saabsan Dawlada Labada Shariif  iyo Khilaafka Hadheeyay labada Shariif, Profka ayaa ku Tilmaamay Kooxda TFG inay Somaliya khayeemeeyeen isla markaana ay dadka dulmi ka galeen.

Prof Togane ayaa docda kale eedeeyay Madaxwaynaha Puntland C/raxmaan Faroole isaga oo ku Tilaamay inuu Bur Buriyay Dawlada PL isla markaana ay Gacantiisa ku kala dareereen Shacabkii Puntland dhistay.

Warasyi Xasaasi ah Dhegayso

Wuxuu Dhismaha Pl ku Amaanay inuu ka danbeeyay Coll C/laahi Yuusuf oo ku Tilmaamay nin Reer Puntland Xusidoonaan Madaama uu Badbaadiyay oo Maamul ay Hoos Yimaadaan u dhisay.

Prof Togane ayaa Tibaaxay ” Ayaa Yiri War Dadkii Puntlan Dhistay Meeyeeyay War C/laahi Yuusuf Waxii uu dhisay Ha Ciidayn  Faroolow war  Iska Irya Faroole Wuxuu Rabaa inuu Asutarelia Guryo ka Iibsado Xoolihii umada Reer Puntland.

Warasyi Xasaasi ah Dhegayso

XAFISKA WARARKA BUHODLEPOST MALAYSIA

Fikrad Ka Dhiibo