Home » December, 2010 Entries posted on “December, 2010”

ciidamada itoobia oo hubka dhigis kusmeeyey ciimadii dawlada kmg iyo kuwo ka amar waqata kooxda suufiyada ehelu gabra

ciidamada itoobia oo hubka dhigis kusmeeyey ciimadii dawlada kmg  iyo kuwo ka amar waqata kooxda suufiyada ehelu gabra

Dowlada Itoobiya ayaa hubkadhigis kusameysay ciidamada dowlada KMG ah iyo ku Ahlu gabra ee kusugan degmada Dowlow ee gobolka Gado xili ay isku diyaarinayeen weerar kadhan ah xarakada mujaahidiinta al shabaab. Sida ay shegayaan wararka ay warbaahinta bulshdaonline ka heleyso dagmada dowlow oo kutaala xadka kala qeybiya soomaaliya iyo Itoobiya ayaa waxa ay dowlada Itoobiya [...]

December 31 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

gobolka banaadir oo hantiyey koobkii gobolda somalia

gobolka banaadir  oo hantiyey koobkii gobolda somalia

Waxaa maanta Magaalada Garowe ka dhacday Ciyaartii Finalka ahayd ee ay wada Ciyaarayeen Kooxaha matalaya Goballada Banaadir iyo Bari oo u soo baxay Wareega ugu Dambeeya ee Ciyaartan kadib Markii ay soo tartameen Kooxo 15ka Gobal ee Soomaliya Matalayay. Ciyaartan Maanta oo ahayd Ciyaar aad u Xiisa badan islamarkaana ay Goobjoog ahaayeen Madexda Sare ee [...]

December 31 2010 | Posted in Sports | Sii Akhri »

MAQAAL : SSC DAD IYO DAL LA HELAY ( MOHAMED HASSAN BURAALE

MAQAAL : SSC DAD IYO DAL LA HELAY ( MOHAMED HASSAN BURAALE

MAQAAL : SSC DAD IYO DAL LA HELAY ( MOHAMED HASSAN BURAALE ) Dadkayga meelo iyo degaanno kale ayaa dhabarkooda lagu rartaa,dhiigooda lagu daadiya,naftooda lagu melgaa,maalkooda lagu cunaa,aqoontooda lagu dhisaa,abaalna kuma helaan. Dalkoodii asaagood bay uga qexeen. Dacallada dunida bay is daadiyeen,inta hadhayna way soo wadaan,ma ogi halka ay yeelan doonaan,maxaa dunida ku badan dad [...]

December 31 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Tacsi Inaa lilaahi Wa inaa ILLAAHI Raajicuun ALLE ha u naxariistee waxaa maanta magaalada

Tacsi Inaa lilaahi Wa inaa ILLAAHI Raajicuun ALLE ha u naxariistee waxaa maanta magaalada

TACSI Inaa lilaahi Wa inaa ILLAAHI Raajicuun ALLE ha u naxariistee waxaa maanta magaalada buuhoodle kugeeriyooday alle ha naxariistee xasan axmed xaaji xasan oo ka mid aha dhalinrada sportga gobolka cayn siweyna looga yaqanay gobolka cayn hadaba waxan tacsi u diraynaa dhaman eheheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuunkaasi iyo dhaman shacabka rer buhodle gaar [...]

December 30 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

maamulka somaliland oo xukun ku riday qaar kamaida shaqaalihii diyaarad ku xanibnayd hargaysa

maamulka somaliland oo xukun ku riday qaar kamaida shaqaalihii diyaarad ku xanibnayd hargaysa

Maxkamada magaalada Hargeysa ee maamulka Soomaaliland ayaa xukun ku riday lix nin oo duuliyaal ah oo waday diyaarad la sheegay in ay hub u siday Puntland oo maalmahan ku xanibneyd Garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ee maamulka Soomaaliland. Maxkamada ayaa duuliyaasha ku xukuntay min hal sano oo xarig ah iyo lacag dhan 500$ Doolar, iyadoo [...]

December 30 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Maqaal: Baadidoon ayaan ahay! Baadidaa bariday (Mohamed Hassan Buraale

Maqaal: Baadidoon ayaan ahay! Baadidaa bariday (Mohamed Hassan Buraale

Madaxdayda waxaan ku doortaa way u dhasheen,ama waxaan ku raaca qaraabo iyo maal,xikmad kale ma heli karo,daw kale ma mari karo.    Aqoon baaqataan ahay,xoog la saanyadaan ahay,maal la qaybsadaan ahay,deris laga qaxxaan ahay,qoys la quudhsadaan ahay.  Bah bukootay baan ahay,jabad laga guurey baan ahay,dambas qiiqayaan ahay,beel deyowdey baan ahay,gaajo dawarsataan ahay,safar beeca baan ahay.  [...]

December 29 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

GARAAD MAYA…. MAYA…. … GOGOL LABAAD MINNESOTA

GARAAD MAYA…. MAYA…. … GOGOL LABAAD MINNESOTA

GARAAD MAYA…. MAYA…. … GOGOL LABAAD MINNESOTA Go’aankii shirkii Nairobi, ka dib markii lala soo jibaaxay Gacanka Carabta iyo Afrikada Bari, waxaa la keenay gogol uu Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil u fidiyey Isimada SSC kana kooban 14 xubnood.  Fadhigii u horeeyey wuxuu ka dhacay Hol-Hol, halkaas oo looga qaxay colaad, waxaana loo guurey Buuro-Wadal.   [...]

December 28 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Socdaal kii C/Raxman ismacil kaboshaagle iyo gobolka cayn godan

Socdaal kii C/Raxman ismacil kaboshaagle iyo gobolka cayn godan

Waxaan soo arkay markab weyn oo buuxa oo ku shixmadan, sida la ii sheegay waxaa saaran alaabooyin aad u kala duduwan,wuxuu la guureynayaa hanti badan wuxuu ashcaarta u sidaa degaan ballaadhan, markabku ka sokow xamuulka ashcaarta waxaa saaran shaqaale iyo rakaab. aad iyo aad baa loo xiisaynayaa inuu markabkaasi yimaaddo, baayacmushtarkii uu u rarraana qaarkood wuuba usoo muuqdaa oo [...]

December 27 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Inaa lilaahi Wa inaa ILLAAHI Raajicuun ALLE ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Laascaanood ku geeriyooday Cali xirsi cartan boos

Inaa lilaahi Wa inaa ILLAAHI Raajicuun ALLE ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Laascaanood ku geeriyooday  Cali xirsi cartan boos

Inaa lilaahi Wa inaa ILLAAHI Raajicuun ALLE ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Laascaanood ku geeriyooday  Cali xirsi cartan boos dhamaan ehelada hoosku qorani waxay ILLAAHAY uga baryayaan in uu naxariistii jano ka waraabiyo dhamaantood  iyo qoyska reer cali xirsina uu samir iyo iimaan ka siiyo AAMIIN.   Xasan Xirsi Cartan boos (Mara wayne) Faa’isa [...]

December 27 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Godane oo la doonayo in lagu bedelo Abuu-Mansuur (Inqilaab ka socda gudaha Ururka Alshabaab)(Warbixin Xasaasi ah)

Godane oo la doonayo in lagu bedelo Abuu-Mansuur (Inqilaab ka socda gudaha Ururka Alshabaab)(Warbixin Xasaasi ah)

Xog xasaasiya oo ay soo tabiyeen ilaha sirdoonka reer galbeedka ee u dhuun-dalool dhaqdhaqaaqa Kooxda Al-shabaab ayaa daaha ka rogtay, in uu jiro dadaal xoogan oo la doonaayo in lagu bedelo hogaanka Ina-Godane iyo Xulafadiisa.  Dadaalkaas ayaa ah mid iminka si xawliya uga dhex-socda Taliska Shabaab-ka. dadka taxliiliya ama odorasa colaada dhiiga badan daadinaysa ee ka oogan [...]

December 26 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Talo ku-socoto Dumarka-Soomaaliyeed (Akhrista Sheekadan oo Gabdhaha Saaxiibadiina ah u gudbiya Qisadan Cajiib ka ah

Talo ku-socoto Dumarka-Soomaaliyeed (Akhrista Sheekadan oo Gabdhaha Saaxiibadiina ah u gudbiya Qisadan Cajiib ka ah

Gabar xaas ah ayaa waxay maalin u tagtay nin caalim ah iyadoo u qabta in uu sixirka yaqaan, markaasay waxay ka codsatay in uu u sixro ninkeeda si uu u jeclaado oo uusan waligeed u nicin Ninkii caalimka ahaa ayaa ku yirri: Waa yeelayaa laakiin arintaasi waxay u baahan tahay hawl adag ee ma ka bixi [...]

December 26 2010 | Posted in Maqaallo | Sii Akhri »

Waxaan Soo Bandhigayaa Sirta Israel:Suxufi-Sare Julian Assange oo Hadalkan ku dhawaaqay

Waxaan Soo Bandhigayaa Sirta Israel:Suxufi-Sare Julian Assange oo Hadalkan ku dhawaaqay

Mulkiilaha website-ka wikileaks Gulian Asang oo shabakadiisa looga bartay in uu soo gudbiyo siro cul culus oo ka qarsoonaa caalamka intiisa badan, ayaa mar la weydiiyay in isra’el ay la gashay wax heshiis ah iyo in aanu soo bandhigin decomentiyada sirta aha ee uu ka hayo ayaa wuxuu beeniyay in ay jiraan wax wada hadal [...]

December 26 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Ciidanka Calooshood-u-shaqaysteyaasha Puntland kiraysatay, Macdanta Sanaag iyo saamaynta mamulka Somaliland

Ciidanka Calooshood-u-shaqaysteyaasha Puntland kiraysatay, Macdanta Sanaag iyo saamaynta mamulka Somaliland

Maamulka Puntland ayaa mar kale u soo jeedsaday inay baadhato goob ilaa afartan sannadood ka hor uu ka guran jiray macdanta la yidhaahdo Tin madaxweynii  Soomaaliya ee Siyaad Barre,” sidaa waxa lagu bilaabay warbixin dheer oo uu qoray qoraaga la yidhaahdo Abdulaziz Al-Mutairi. Ninkan oo ah saxafi madaxbanaan oo wax ka qora qora arrimaha barriga Dhexe [...]

December 24 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Somalia: IGAD tough decision against Somaliland – One-Clan secessionist Enclave

Somalia: IGAD tough decision against Somaliland – One-Clan secessionist Enclave

IGAD Nations: Somalia, Djibouti, Kenya, Ethiopia Uganda, Sudan and Eritrea   ADDIS ABABA (Sunatimes) The leaders of the IGAD member states in East Africa have for the first time approved a political plan put forwarded by the Ethiopian and Djiboutian government aimed to undermine the legacy of Somaliland, a republic now seeking for international recognition. [...]

December 23 2010 | Posted in World News | Sii Akhri »

Byee-Byee Rafael Benetez:Khilaafkii u dhexeeyay Inter-Milan iyo Tababarahooda oo la xaliyay

Byee-Byee Rafael Benetez:Khilaafkii u dhexeeyay Inter-Milan iyo Tababarahooda oo la xaliyay

Ugu danbeyn dagaalkii u dhaxeeyay Inter Milan iyo Rafa Benitez ayaa la xaliyay iyadoo lagu heshiiyay inay kala taagaan, oo uu wadahadlkooda ku dhamaaday afgarad sida lagu sheegay website kooxda Inter Milan Warbixin la soo dhigay website kooxda ayaa lagu sheegay sida tan: kooxda “F.C Internazionale iyo Rafael Benitez  wada hadalkoodii wuxuu ku dhamaday is [...]

December 23 2010 | Posted in Sports | Sii Akhri »

Golaha Amaanka oo ansixiyay kordhinta ciidamada AMISOM ee Soomaaliya

Golaha Amaanka oo ansixiyay kordhinta ciidamada AMISOM ee Soomaaliya

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maalinkii arbacada (shalay) ansixiyay kordhinta ciidamada nabad ilaalinta AMISOM ee ka howl gala dalka Soomaaliya, gaar ahaan caasimadda Muqdisho. Goluhu waxa uu sheegay in ciidankaasi laga qaadayo tirada sideed kun (8000), lana geynayo laba iyo toban kun oo askari (12000). Waxaa sidoo kale loo ansixiyay in ay qaadi karaan [...]

December 23 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Mudug iyo Sool oo is-dhaafi-waayay iyo G/Banaadir oo ku tuntay Gedo

Mudug iyo Sool oo is-dhaafi-waayay iyo G/Banaadir oo ku tuntay Gedo

Ciyaaro aad u adag ayaa maanta dhexmaray xulalka kubada cagta ee gobolada Sool iyo Mudug, Banaadir iyo Gedo, kuwaasi oo ciyaarahoodu ay ku soo gabagaboobeen guul iyo guuldarro. Ciyaaraha galabta dhexmaray Group-ka B, waxaa qeybtii hore is arkey xulalka kubada cagta ee Sool iyo Mudug, kuwaasi oo ciyaartoodu ay ku soo gaba gabowday bareejo 1-1, [...]

December 23 2010 | Posted in Sports | Sii Akhri »

maqaal: eng maxamud caydiid dirir,Jaamacsiyaad Garaadnimada kuma Heshiin

maqaal: eng maxamud caydiid dirir,Jaamacsiyaad Garaadnimada kuma Heshiin

Jaamacsiyaad Garaadnimada kuma Heshiin Mahad ILLAHAY baa leh Nabadgelyo iyo Naxariisina Nebigii sii Suubanaa korkiisa ha ahaato(SCW). Akharistayaasha qiimaha iyo qaayaha lahaow ku soo dhowaada markale iyo qormo iftiiminaysa qalaaasaha galay  Garaadnimada Jaamacsiyaad. Waxaad warbahinta saaka iyo xalay ka argteen Jaamac garaad Ismaaciil oo lagu soo dhowaynayo Maraykanka. Inta aanan u gelin dulucda maqaalkan waxaa [...]

December 23 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Northern Somali Unionist Movement (NSUM)

Northern Somali Unionist Movement (NSUM)

Ms. Arbour Support for Somaliland’s Secession The speech the President and CEO of the International Crisis Group (ICG), Ms Louise Arbour, gave to the Carnegie Council for Ethics in International Affairs on September 22nd, 2010, under the theme of “Self-determination and conflict resolution”, is illuminating on matters relating to self-determination and secession and the extent [...]

December 23 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »

Baaq :Qurba joogta Beesha Samakaab Jaamac oo baaq ka soo saaray imaansha jaamac Garaad Ismaaciil

Baaq :Qurba joogta Beesha Samakaab Jaamac oo baaq ka soo saaray imaansha jaamac Garaad Ismaaciil

Ujeedo: BAAQ   Og: Dhamaan shacabweynaha SSC   Qurba joogta Saamakaab jaamac ayaa shir khadka taleefanka oo ay isugu yimaadeen kaga arinsaday baaq iyo go,aamana ka soo saaaray . Shirkan oo dhacay maalintii shalay ee bisha december 20 keedii ayna ka soo qayb galen rag iyo dumarba ayaa lagaga wada hadlay mowqifkooda ku aadan imaansha [...]

December 23 2010 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »