|

Guutooyinka Mustafa Abul Yaziid Oo Saaka Dhegaha U Laabtay Shisheeyaha Ku Sugan Shangaani

Ciidamada Mujaahidiinta Wilaayada Islaamiga Banaadir ayaa saaka weerar culus ku qaaday ciidanka cadawga shisheeyaha ee xoogga ku jooga qeybo yar oo ka tirsan magaalada Muqdisho.

Saaka arootii ayey guutooyinka Mustafa Abul Yaziid weerar uga naxsadeen ciidanka cadawga ee ku sugan halka ay iska galaan degmooyinka Boondheere iyo Shangaani ee magaalada Muqdisho.

Daryanka madaafiicda garbaha laga gemo oo ay Mujaahidiintu ku garaacayeen xarumaha cadawga ayaa saaka laga maqlayay deegaanada dagaalka, saraakiil ka tirsan Shabaabul Mujaahidiin ayaa xaqiijiyay in ciidankoodu ay dhegaha u laabeen cadawga oo xiligaasi ku jiray xaalad kala bedel ah.

Sida wararku sheegayaan dagaalka ay saaka guutada Mustafa Abul Yazeedku qaaday ciidanka shisheeye ayaa yimid kadib markii uu aagagaasi shalay uu booqasho fulaynimo ah ku tegay R/wasaaraha DKMG-ka Maxamed Farmaajo oo isagoo taangiyada gaalada saaran tegay daartii Uunlaawe, Bankigii ganacsiga iyo meel ku dhaw Tiyaatarkii hore.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa waxay sheegayaan in gaadiidka caafimaadka ciidanka shisheeye ay soo gaareen aagga dagaalka waxaana larumaysanyahay in ay daad gureeyeen maydad iyo dhaawacyo ka dhashay dagaalkii saaka dhacay

1 Response for “Guutooyinka Mustafa Abul Yaziid Oo Saaka Dhegaha U Laabtay Shisheeyaha Ku Sugan Shangaani”

  1. hadii aad calanki somaliya badashen oo dhaqanki somalida ciribtirten oo aad ajaanibna sogalisen wadanka iskuna shegten islaamiyin ama wadaado miyaa sidaa xal u argtaan anigu wadanka waxaan katagay asigo dhisan tosan 2000 kii war dintu islaamku mawaxey qabtaa in les gowraco les dhaco oo dhiga ladaadiyo misa dintu waxey qabtaa in lesku nasixeyo tasi waan idnka donayaa waxaa kasidaran oo aad latimaden waxaan adunkuba lagu arag qaburihii baa dfaahten maalin baad hdimaneysaan balse sidaa u nogaada kan maanta madaxda wadanka ka ah iyo kan kaso horjedaba all kursi don baa tihin diina maheysaan kirshitian ka sidaa uma dhaqmo iskaba daay islaamku dhamantina waxaad ledhiin allaaaaaaahu akbar kan kursiga haayo dowlada ah ALLAHU AKBAR BU LYAHA KAN KASOO HOR JEDANNA ALAHU ABBAR AYU LEHAY WAR KEEBAA DIN SHEGANA war iska daaya diintu sidaa maahan culimada waa in dib logu noqdaa QURAAN KU WAXUU LEYAHAY FAS ALUU AHLA DIKRI IN KUNTUM LA ATACLAMUUN sadaqa laah somlina waad xaalufisen nacald baa iniin daahirtay

Fikrad Ka Dhiibo