|

NINKII TIISABA DARYEELAA BAA TUKALE KUDARA

waxaaa wax laga xumaado ruuntiina damiirkaygu u adkaysan wayey kol aan dhexmaaxayey mareegaha somaldu wax

kuqorto isbuucan ayan waxan isha ku dhofatay qoral ruuntii dareen kayga aad uga xumaaday anigoo ka gilgishay

ruuntiina ka xumaaday magaca mesha  ku qornaa oo ahaa mid aan wax kuleeyahay qofkasta oo dadka ssc ahna

oo damiirkiisa ku jirto in yar oo dadnimo ahna ruuntii waa ila qabay dhibta iyo xanuunka qoralkaasi xabaarsanaa

waxaan aad ula yabay inigoo dhexmaxaya website wiilka mafia ah ee daahir cabdile calasow qoro magaciisana loo

yaqaan waaha cusub waxaa kusoo baxay qoral horaantii bishan december loogu magac daray socdalkii tariikhiga

ahaa qoralkasi wuxu ka sheekeeyey kulan dhexmaray rag sheeganayey magacyada  garadka guud iyo madaxweynaha

ssc magacyaa ba aye oo kulan heer sare ah la qatay daahir calasow  oo ah wiil yar oo qora website kamida kuwa ugu

subcada xun mareegaha somalidu wax ku qorto tariikhdiisuna tahay mid mogdi iyo mafia ku can baxaday hadayba

jirto wax lag xanto daahir calasow waa wariyayaasha somalyeed kuwa ugu subcada xun ee kucaan baxay

laalushaka iyo khaayinimada umada dagan koonfurta somalayana waxayba u yaqanan shaqsi xitaa magacisa laga

faano in lasoo qaado  dhanka kale tuba to ku iloowe waxa socdalka ku weheliyey maxamed cali ameerico  oo ah ninka

ku magacaban safiirka somalia u fadhiya nairobi mr ameericao wa shaqsi see ah  mase tahay in mowqafkii dab u

 xoraynta ssc

laga radiyo ina calasow iyo ameerico nasib daro ku habsatay magacii umada ssc dheh mar  hadii masabkoodii laga

 radainayo muqdisho iyo beelaha mudulood  oo dhaqankooda iyo dadnimadoodaba ku cadahaay  21 sanadoood ee

dagalka sokeeye  oo ay kuleeyahin tariikhdii ugu xumayd aduunla her lago magac daray yeeyda dadka cunta

 hadaba waa kuma mr ameerico caan baxay dhaqan xumada iyadoo in badan aad ku aragteebn mareegaha somalida qaarkood sheekooyin idiinku,

filan tariikhda iyo dhaqanka mr  ameerico waxase wax aad looga xumaado ah shacabka iyo golaha dhaqanka  ee

sscna u ah guul daradii ugu xumayd ee soo wajahda ilaa intii ay so jirtay sandalada dhulbahante  in nin sheegayanaya

garadka dhulbahante qol hoosta kalaxidho wiilal mafia ah oo ruuntii kaganacsada dhiiga umada somalyeed kuna helay

dhaqaale iyo jagooyin  dhiga umada iyo shirqoolo qorshaysan  waliba kaga darane saxaafada laso galiyo sawiro lala

lala galay garadkii dhulbahante? iyo shaqsiyad kiriminal ka ah umada somaliyed dhexdeeda waa tariikh modoow

subcad xumodanbeeyey shacabka ssc oo awalba la dalaa dhacaynayey guul darooyinkii ay gayeysiiyeen xubnihii

 calooshada u shaqatagay ee horboodayey maamulada dhinacyada ka xiga gobolada ssc lakiinse waxa

shacabka ssc adhaxda ka jabiyey wilashii kasoo labtay qurbaha ee iska soo ohiyey indhahoodana ka keenay ilamadii

yaxaaska ee dadka u sheegay inay yahiin kuwo naftooda u horaya inay kasaaran shacabak dhibta haysata kadaroo dibi

dhal bay noqotay xaalkoodu wanata manta keentay in dadka loogu sheekeeyo sidi caruurtii la odhan jiray rer guuray

raca baa idin cunaya waxan hub iyo dawalad ka doonaynaa hawiye iyo shraf jookar taas waxan odhan karnaa tiisaba

daryeele baa to kale ku dara hawiye hadii is bahaysi lala samaysanayo horta waxa kahoraysa in lagala xisaabtamo  

indhihii aqoontii ssc ee malinta mesha lagu wada gawracay pro abyan iyo ragii lahaa muuse yuusuf  ale haka waaraabiyo jana fardoosee  mise wilasha manta marba meel iskula soo sawiraya waxa loogu yeeray odayada hawiye

maalintii maba jirin tariikhdana diba uma fiirine xalkoodo waa janta ragon iyo sidii caruurta malinba mesha

lajoogo oo laga qoslo raga jooga sawirana lalasoo galo dhib maleh oo horaa loodhahay somalidu ninkii ay geela

kala quusato bay adhiga u dirtaa wilashii USA clubka kabixi wayey miyaa ssc sharaf u keeni karaa aleeylahee waa maya

goormase hawiye iyo dhulbahante u heshiiyeen qabiil ahan mase isugu iman karan dhulbahante iyo hawiye wax soma

somalinimo kasokeeya? maha su aal u bahan jawab waxan shacabka rer ssc kala talin lahaa in fadhiga laga kaco

layskana daayo dawashada ceebeed ee la dawanayo dadka dhaqanka iyo subcada ku tumanaya ee maalinba meel,

sawirka beenta ah ku qadhabanaya magacii culaa ee dhulbahante  hadii kale walee sharafi dhimatoo dibna loo

helimaayo

www.buhodlepost.com

emailbuhodlenews@hotmail.com

1 Response for “NINKII TIISABA DARYEELAA BAA TUKALE KUDARA”

  1. abu muscab says:

    asc wlahi garadku wuxu sameeyey wax ku xun dhaqanka iyo siyasadaba wana wax laga xumaado inuu jiri iyo ciyaalo suuw ka dhaman waayo oo garab maro hawlii dhaqanka ee loo doortay mida kale dhulbahante dhibtii maamuladu garsiiyen mid ka xun bay garsiiyeen nimakan

Fikrad Ka Dhiibo