|

Tahniyad Dhalasho

Dhamaan Dadka kala jooga Canada, USA, Norway, Somalia, Uk, UAE, iyo dunida dacaladeeda  waxay tahniyad Dhalasho U dirayaan

Yaasiin Jaamac Shariif Iyo  Zahra Abdi Jama oo Wiil ugu dhashay Magaalada Heegaale, Wiilkaas oo loo bixiyey  Suhayb  Yaasiin.

Waxaana tahniyadan diraya dadka kala ah

1-  Hooyo Shugri X. Axmed

2- Hooyo Cibaado Muxumud

3-  Chief  Ali Jama Sharif

4- Con. Abdullahi Sharif

5- Abdullahi J.Sharif

6- Maxamed J. Sharif

7- Farah Jama Sharif

8- Bashiir Jama Sharif

9- Safia Jama Sharif

10-                  Siraad Jama Sharif

11-                  Dhuux Muxumud

12-                  Siciid Muxumud

13-                  Caasha Farah Odowaa

14-                  Kalluun Jama Sharif

15-                  Hassan Jama Sharif

Waxayna dhamaantood leeyihiin ILLAAHAY haka dhigo kii Diintiisa iyo Dalkiisaba Anfaca Aamiin-Aamiin -Aamiin

Buhodlepost.com

Fikrad Ka Dhiibo