GUUD AHAAN GOBOLKA CAYN IYO DEEGANADA HAWDKA SARE O LAGA DAREEMAYO SANSAN COLAADEED
waxaa ilaa xalay lagadareemaya guud ahan gobolka cayn iyo deeganada hawdka sare ee gobolka wardheer ciidan urursi xoog badan ciidankaasoo lagu daabulayo baabuurta xamoolka ah xaladan colaadeed iyaa timi kadib markii uu burburay wada hadaladii iyo gogoshii nabad ee mashaqadii dhawan ka dhacaday baliga kalshaale e deeganka buuhodle waxaa maalintii shalay lagu dhawaaqay go ankii lagasugayey gudigii loo xilsaray xalinta mashaqadaasi go ankaso ay kabiyo diideen wax garadkii iyo shacabka rer buuhoodle siweyna uga horyimadeen kuna tilmaameen gar eexo iyo cadalad daro waxa wax lala yabo lagu tilamamay kadib markii ay cadaatay in goobta lagu muran sanyay ay kamid tahay deganka besha dhulbahante hadana loo xukumay beesha rer qorulugud inay daganadan kalshale oo ay ku nafwayen dad tiradoodu dhafayso 11 ruux waxa guud ahaan shirka ka baxay ganafkana kudhoftay goaankasi jilicsan wax garadkii iyo isimadii gobolka cayn ilaa intii shirka lagu kala dareerayna waxa laga dareemaya deeganada jiida ay wadaagan labada beelood xiisad colaadeed waxa ciidamo aad u hubaysan lasoo dhoobay deeganada hurufadhi ceegag hagogane xadhadhanka iyo dhaman gobolka caynba ciidamadaasoo ku hubaysan baabuur tagashaman dhanka kale waxaa isna illa xalay laga dareemaya gobolka togdheer ciidan urursi xoog badan majirto cid dhexdhexaad ah oo kukala dhexjirta xaladan colaadeed ee ka alosan deeganadaasi oo mudo dheer ku nolan jiray nabad iyo xasiloni laakiinse hada laga dareemayo xalad aad u qalafsan oo an la saadaalinkarin meesh ay ku danbeyn doonto wax garadka culimada iyo dhaman dadka nabada jecel ayaa walac ka muujinaya xaladaasi oo sii murgaysay isbuucii ugu danbeeyeyba waxaa xaladan coladeed eedeeda dusha looga tuuraya rag kamida maamulka somaliland oo uu hormuud kayahay gudoomiyaha golaha wakiilada maamulka somaliland saleeban gaal oo isagu kasii jeeda beesha qudanaysa baraha boobka ah ee bilooday coladan