|

DHAQDHAQ NABADEED OO KASOCONAYA COLAADII DEEGANKA KALSHAALE

waxa dhaqdhaqaa nabadeed oo an caga adag ku tagnayn laga dareemayaa

   deeganada gobolka  cayn tan iyo intii ka danbaysay burburkii shirkii nabdaynta ee maygagale oo wax (garadka) iyo shacabka rer buuhoodle siweyn uga biyo diideen  go amadii halkaasi kasoo baxay waxana isbuucan laga dareemayey guud han gobolka cay sansan colaadeed iyo ciidan urursi xoog badan  waxase baaq nabadeed diray isimada gobolka cayn  baqasoo  ay ku shegen inay wada hadal ugu baqayan isimada bariga burco iney kawada  hadlan nabada iyo xasiloonida labada beelood ee wllaalha ah ee dhawan shaqaqdu kudhexmarty balikalshaale isimada rer buuhoodle ayaa ku sheegay baqooda in argadii dhexdhexadin ahayd anay dacad ka ahayn nabadaynta kuna ee deeyey shaqsiyad kamida argadasi inay shirqool maleegayeen labada beeloodba  dhanka kale waxa iyana xidhiidho kala duwan lala sameeyey wax garadka iyo isimda bariga burco o soo dhaweeyey in labada beelood si ka folkafool ah u wada hadlan   mid kamida salaadiinta beesha bariga burco  oo la hadalyey saxafada hargaysa xalayto ayaa aad u soo dhaweeyey wada hadal dhex mara beelaha  dhulbahante iyo habar jeclo(boqor) cisma(boor madow) oo lahadlayey wargaysk haatuf ayaa ku ceceliyey   in labada beelood  waligood heshiin jiriin isna dhaqan yaqanan labadaasi beelood wuxuna boqorku sheegay inuu ku racsan yahay hadalka isimda rer buuhoodle in shirqool loo maleegay labada beelood ee walalaha ah boqor boor madow ayaa ku edeeyey argadii  timi maygagle inanay dhexdhexaad ka ahayn xalinta khilaafadka labada beelood   ayan hurinayeen hab iyo coolad mar kale ka dhexqaraxda labada beelood  oo in badan kuwada noolan jirya nabad iyo xasilooni iyo daris wanaag

www.buhodlepost.com

emailbuhodlenews@hotmail.com

Fikrad Ka Dhiibo