Hanbalyo Aroos oo Caawa ka dhacay Magaalada Laascaanood ee bishu Tahay 11/12/2010 (Waa Abaahay Weeyaan.. Dr.basbaas).
Dr.Mohamed Abdirahman.
Hanbalyo……Hanbalyo…
Waxaa hanbalyo aroos udiraynaa Mudane Abdirahman Muuse Ali iyo marwadiisa Farduus Cismaan Idiris oo caawa oo taariikhdu tahay 11/12/2010 ku aqal galay Caasimada Laascaanood arooskan ayaanu leenahay ilaahay haka dhigo kuwii kala hela wiil iyo caana ubad khayr qabana ilaahay kala siiyo oo noqda kuwii diintooda iyo dalkoodaba difaaca, waxaana halkan tahniyada ka diraya asxaab badan oo isugu jira caruurtiisa iyo dhalinyaro kaleba iyo odayaal. Dadkaas oo hanbalyo Aroos oo kal iyo Laaba udiraya Lamaanaha ku aqal galay caasimada Laascaanood ee Kala ah Boqorka Cabdiraxmaan Muuse Cali iyo Boqorada Farduus Cismaan Idiris, Dadkaas oo dhamaantood kala Joogaan Daafaha Dunida Sida USA, EUROPE, AUSTRALIA, ASIA, AFRICA.. Dhamaantood waxa ay leeyihiin kuwii isku waara noqda wiil iyo caanana kala hela..
Magacyada Dadka diraya Hanbalyada Arooska:
1.Ali Muuse Ali..
2.Mohamud Muuse Ali..
3.Abdirizak Ibraahim Muuse Ali..
4.Maslah Ali Muuse Ali..
5.Abdilaahi muuse Ali..
6.Abwaan Hirsi Muuse Ali..
7.Canab Muuse Ali..
8.Maryama Muuse Ali..
9.Mohamed Ibraahim Muuse Ali.
10.Dr.Mohamed Abdirahman Muuse Ali..
11.Faadumo Abdirahman Muuse Ali.
12.Jama Abdirahman Muuse Ali.
13.Muxiyadiin Abdirahman Muuse Ali.
14.Zadam Abdirahman Muuse Ali..
15.Rahman Abdirahman Muuse Ali.
16.Muxubo Ahmed Saleban.
17.Hodan Ahmed Saleban.
18.Ayeeyo Xalwo Farh Dheere.
19.Caasho looliye.
20.Racwi Farah Dheere.
21.Hibaaq Cawad Faarah.
22.Dr.Zahra Awad Warsame.
23.Abdirizak Awad Warsame..
24.Foosiya Ali Abdilaahi.
25.Nasteexo Geelle Jama.
26.Sagal Abokor Yuusuf.
27.Farhan Yuusuf Osman.
28.Daakir Sulayman,
29.Ciise Ahmed Garaad.
30.Abdisamed Jama Good.
31.Mohamed Abdirahman Sulayman.
32.Mohamud Boocame..
33.Ismaaciil Ducaale Aftaag.
Hadaba Dhamaan Dadkaas oo Dhan Waxaa ay Tahniyadan Hawada umarinayaan Lamaanaha arooskoodu ka dhacay Caasimada Sool.
Dr.Mohamed Abdirahman Muuse.(Dr.basbaas).
Thailand….Bangkok…
Contact: +66890437442.