|

DIL KADHACAY MIYIGA TUULADA SARHAYE OO KATIRSAN DAGMADA GALAADI EE GOBOLKA WARDHEER

waxaa subaxnimadii saka maydkiisa laga helay duleedka tuulada sarhaye  oo katirsan dagmada galaadi ee gobolka wardher  marxuun lagu magacaabi jiray maxamud cabdi cali kamiin marxuunkan ayaa kasoo jeday rer guuraga u dhashay gobolka cayn kadib markii xiliroobadkii seejiyey  guud ahan gobolka cayn  waxaa  gelasha loo hayamiyey dhulka hawdka sare ee goblka wardheer  marxuunkan oo  ahaa nin dhalin yaro ah ayaa geel kuhayey  meel u dhaw tuulada sarhaye waxana saka maydkisa oo rasas ku talo laga helay meshii uu ku hayey geelisa ilaa  iyo hada lama hayo cida ka danbeysay dilkaasi foosha xun  mahase markii ugu horaysay oo dil noocan oo kale ah loo gaysto  rer guuraaga ku hayaama  deeganada besha  marjeerteen   rer miciidyahan  waxa sanadkii 1993  dayrta la baxday qaawane dadka qaarna u yaqanan cadab hoomaygii oo aad loogu guuray tuulooyinka qaloocan iyo qaawane ee ay dagan besha rer biciiidyahan waxana lagu dilay dad badan oo u dhashay beelaha (dhulbahante) kuwaaso  ilaa hada an la garanayn ciidi dishay  waxase loo sababayn jiri xiligaa in dadka loo dilo si loo qaato qoryaha ay sitaan ee ak 47 ah

isku soo wada duuduuboo waxa dad badan argagax ku noqotay  dilka  fooosha xun ee loo gaystay ale ha u naxariistee marxuun maxamud cabdi cali kamiin  waxan tacsi u dirayn ahadan nahay bahda buhodlepost eheladiii iyo qarabadii uu ka geeryooday  ala ha u naxariistee marxun maxamud cabdi cali  kamiin  gaar ahan qoska rer cali kamiin

www.buhodlepost.com

emailbuhodlenews@hotmail.com

1 Response for “DIL KADHACAY MIYIGA TUULADA SARHAYE OO KATIRSAN DAGMADA GALAADI EE GOBOLKA WARDHEER”

  1. walaahay waxasu waxloodulqaadan karo maha hadaanu nahay beesha cayn waanalagatashan doonaa umana dulqaadanayno tan dhacday umana dulqaadan doono hadakadib waana in aykawada hadlaan umada kudhaqan gobolka cayn waaa inlaga wadahadlaa waa in laga wadahadlaa arintaa waana in go aan laga gaadhaa WAAD MAHAD SAN TIHIIN

Fikrad Ka Dhiibo