SALEEBAN GALOOW GOORMAD DHIGA SHACABKA KA DHARGI DOONTAA
waxaa mahad u sugnaatay ebe wayne amaan iyo xurmana waxaa mudan rasuulkeenii suubanaa waxan rabaa inan in yar kadhaho dhacdoonyinka kadhacaya dhulkeeni hooyo gaar ahan deegaanka buuhoodle iyo bariga burco waxaa dagal beeleed kadhacay baliga kalsheele 17novenber dagalka wuxuu kabilowday dhul daaqsimeed katirsan buuhoodle ruuntiina waxa garan kara cidkasto oo aqon iyo iiman leh taqanana goobta lagu dagalamay iyo meesha uu kuyal bali kalsheele oo in kabadan 60 sanadood layaqanay inay leeyahiin rer buuhoodle hadaba waxaa wax lala yaabo ah saleeban maxamud adan saleeban (GAAL) oo hada ah nin dadiisu garayso 80 sanadood ruuntiina aad looga yaqaan deeganada waqooyiga somalia oo u tafa xaytay dagal faraha layskaga gubto inuu kadhaco deegaanadii uu kasoo jeeday odaygan dhiiga shaqada kadhigtay waxa lagu xuusuustaa inuu aad ugu ololeeyey dagalkii dhax maray beelaha
(HABAR YOONIS) iyo (HABAR JCELO) tariikdu markay ahayd 1993 ilaa 1996 dagalkasoo ay ku nafwaayeen dad badan oo shacab ah waxna an galabsan (SALEEBAN GALNA) wuxuu ku helay jagada uu manta ku fadhiyo waxaa maalintaa laga hayaa saleeabn (GAL)l mar ay la kulmeen odayo iyo wax garad joogay burco oo dhexdhexaad ahaa kana codsandeen inuu joojiyo ololaha dagal si loo baajiyo dhiiga umada walalha ah dadashadiisa wuxu ku jawabay (GAAL) wan soo afjarayna 100 wiil ee (HABAR YOONIS) sadax casho gudahoodna waxa bilowday dagalkii waxase la ogaa wixi ka racay beesha saleeban (GAAL)waxaa gabad u noqotay yiroowe iyo banankii dhaxanta weynaa waxayna u kala habqameen dafaha somalia burcana waa la ogaa sidii fududayde (HABAR YOONIS) uga sartay 2 malmood gudaheed salbaanoow ma tirisay gasabka aad kadhaxashay dagalkii burco waxay ila tahay maya hadad tirisay guulaha beshaadu ka gaadho colaada sokeeye oo ay ku dagdagan had iyo goorna u fudud inay dab qabadsiiyan dadka walalahood ah lakainse aan kusii tagnan cago adag marka goobta layska helo waxay ila tahay saleeban (GAAL) waa og yahay dagalka uu manta ka hurinayo buuhoodle inuusan ka helayn guul iyo gobonimo toona baragaha loo soo dhibay wiil lugu magacabo maxamed jarku naban ee hooyadii iyo xaaskiisuba yahiin rer buuhoodle hadana ku magacaban gudoomiyaha qorulugud manoqon doona wax ciyar loogu mulkiyo dhulka rer buuhoodle waxadse ogataa salebanoow ilmadii aad malintii dhawayd guriga hosta ka xidhatay marki lagu soo sheegay wiilkii walalka dhalay ee ku dhintay xaqdaradii aad ka waday kalshaale in ay ka danbayn doonto mid kale hadanad joojin hurinta colaada aad dabada ka riixayso adiga iyo dilal (BUURMADOW ) nabadase ma xejisaane coladna kum adkaysataane oo malaha boog baa idinku kacda markad 15 sanadood joogtana hadana waxa la garay waqtigi xanuunku idinku kicijiraye bal aan eegno tariikhda ad kadhaxasho dagalka aad 80 jirka ugu tafa xaydatay mis e waxad doonaysaa oo baadi goobaysaa magac laguugu yeero sida MUJAAHID?meel aad ka hesho lakiinse maha buuhoodle meshaad ka heli lahayd magaca
waxan kusoo gunaanadayaa qormadan manta daka dagan burco iyo buuhoodle walalo waa xigal waa xidid waa wiil iyo abtigii waa wiil iyo inaabtigii waa isku nool waa caws iyo ceel wadaage labada dhinacba hadii ay jiran dad guurti iyo karaamo ku hadhay inay ka gilgishan fadhigana uga kacaan dhiigan wilashooda ee saleeban GAAL ku ganacsanayo
rer qorulugudoow dab munaafaq shiday mumin ba ku gubtee
rer buuhoodloow nabada wad hayn jirteene haya wax garadkiinan talaad u dhiibta iyo daka nabada jecel
asc dhamantiin akhyaarta sharafta leh waxan raba ina ka jawabo aragtidayda ku wajahan maqalkan runtii oday saleeban wan aqana wuxuna ahaa nin oday ah oo gobolka kuleh subcad lakainse baryahan bar ba aku godan hawshan bali kalshalena waa lagu edaynayaa waxan odayga kula talin lahaa colaad wad taqan nabadna wad taqaanaaye tolka miduun u qaad lakainse collad wiil ba aku dhibtee ogoow kuma dhhshaa rer buhodle iyo qorulugudna war illahy ha baqa isdaaya wxaad tahiin dad xidid iyo xagaal ah is daaya willasha website qorana ogaada inaad danbiga halka ka dhaca wax ku leedahiin
asc dhamantiin waxan la yabanahay ninka u hanjabaya ninka war hadad wax dilayso dee adeer faraha laguma hayo qorina wad sidataa maxa kale saleban gaalna wa munaafaq gacan ku dhiigle ah dagalkii burcona wa isagii tuutaha watay mantana ha xidho bal inuu habar jeclo wax taro malaha karaha is damiya bad is moodeen walee laysma barto