COL XASAN DAAHIR AWAYS, OO QARKA U SARAN UNU ISU DHIIBO XARAKATUL SHABAABUL MUJAAHIDIIN
wararka ka imanaya caasimada dalka somalia ee muqdisho aya sheegaya in gabi ahanba lagala wareegay ciidamadii ururka xisbul islaam goobihii ay gacanta ku hayeen kadib dagal saka ka dhacay gagagii hore ee ay isku horfadhiyeen ciidamada labada dhinac waxaa kaloo manta galinkii danbe soo gashay gacanta al shabaab deeganka ceelasha biyaha oo ay ku xooganaayeen ururka xisbul islaam waxa dhawrkii malmood ee ina soo dhafay laga dareemayey labada dhinac ciidan uruursi xoogbadan waxana halmar manta la baneeyey suuqa bakaraha kadib markii ay isugu soo galeen labada ciidan oo si wayn u hubaysan suuqa bakaraha warar hoose oo an ila hada laxaqiijin ayaa sheegaya in shiikh xasan daahir aways heshiis hoose la galay ururka alshabab kadib marku arkay inaysan u babacdhigi kaayn awooda ciidan ee shabaabul mujaahidiin hoogaamiyahan ruug cadaaga ah ee tariikhda wayn kuleh dalka somalia ayey hore isku afgaran wayeen ururka alshabab wada hadalo dhex maray dhawr jeer oo ku saabsana sidii ay u midoobi lahayeen labada garab tasoo keentay in fooda laysku daro dagal laysuna awood sheegto garabyadii mujaahidiintuna isu noqdaan cadow isku soo wada duuduuboo col xasan daahir ways ayaa qaday wadadii uu qaday abahii mujaahidiinta somalia shiik xasan turki oo ururka shabab kala wareegeen awoodii ciidan hadana aan la aqoon meel uu ku sugan yahay xasan turki