|

Tahniyad Meher

Tahniyad Meher

Mudane.  Cabdiraxman Khalif Iyo

Marwo. Nashaad  Ahmed Haybe

 

  1.  Maxamuud Haybe Awcali

  2. Abdirizaq Haybe Awcali

  3. Faysal Haybe Awcali

  4. Laki Haybe Awcali

  5. Cabdiraxmaan X.Axmed Aadan Xaad

  6. Abshir  Caydiid Cabdillaahi

  7. Siciid Khaliif Xagar

  8. Maxamuud Cabdi Maxamed

  9. Cali Ahmed Aadan Xaad

  10. Osman Garad Abdullahi Garad Sofe

  11. Cali Food Cali

Dadkaas oo kala jooga  daafaha dunida waxay tahniyad kal iyo laab ah u dirayaan

Mudane Cabdiraxmaan Khaliif

Iyo Marwo Nashaad Ahmed Haybe oo meherkoodu ka dhacay wadanka Somalia gaar ahaan Magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn

Iyagoo kunool dalka Sweden

 Waxaana leenahay  ILLAAHAY Ha isku barakeeyo  ubad khayr qabana hakala siiyo Aamiin Aamiin

Waxaana tahniyad taas lamida diraya bahda Buhodlepost.com

Fikrad Ka Dhiibo