Home » January, 2011
Entries posted on “January, 2011”
waxa dagal qadhadh dib uga bilowday deeganka bali kalsheele dagalkan aya waxa fooda isku daray maleeshiyad kasoo jeeda beesha habar jeclo oo oo dhawan taba bar ugu soo xdihmay dagmada shiikh oo garabsanaya maleeshiyadka snm iyo ciidamada difaca gobolka cayn dagalkan oo biloowday abaraha sadexdii galabnimo aya laysu adeegsanaya hubka noocyadiisa kala duwan iyadoo laga [...]
January 30 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Madaxa ururka Midowga Afrika Jean Ping oo shir jaraa`id ku qabtay magaalada Addis-Ababa ee xarunta dalka Itoobiya halkaasoo uu maanta oo Axad ah ka furmayo shirka madaxda wadamada Afrika ayaa sheegay in qodobada looga hadlayo shirka ay ku jirto arrimaha Soomaaliya. Waxa uu sheegay in ciidamada AMISOM ee nabad ilaalinta u jooga dalka Soomaaliya loo [...]
January 30 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
waxaa saaka subaxnimadii hore werar gaadmo ah lagu soo qaday ciidamo beledyo kaso jeeda gobolka cayn oo kusugan daganka bali kalshaale duleedkisa waxana weerarkan gaystay maleeshiyadka snm ee gacanta ku haya in badan oo ka tirsan dhulka ssc waxana saka ciidamada snm werar badhadh ah kusoo qadeen ciidamo beledyo difacanaya dhulkoda lagu hayto werarkan aya [...]
January 30 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Ilo wareedyo laga helayo Galkacyo ayaa sheegaya in maamulka Galmudug ee koonfurta Galkacyo uu qarka u saaran yahay bur-bur ka dib markii khilaaf soo kala dhex galay maamulka uu dhaliyay in laba garab u kala jabaan. Xaalado wel-wel ah ayaa la soo daristay dadka ku dhaqan koonfurta Galkacyo kuwaasi oo ka cabsi qaba in khilaafkan [...]
January 29 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
John Pantsil ayaa gacanta u geliyey 3-da dhibcood ee ay Liverpool ka qaadatay garoonka, kadib markii uu daqiiqadii 52-aad ee qaybti danbe ee ciyaarta uu goolka ay ku badisay Liverpool ka dhaliyey kooxdiisii hore ee Fullham. Weerar adag oo ay soo qaadeen cayaartoyda Fullhan ayay wax natiijo ah ku keeni waayeen kadib markii uu darbi [...]
January 27 2011 | Posted in Sports | Sii Akhri »
Each time Abdirahman Faroole, the president of Puntland, faces difficulties in his fiefdom, or fails to have his way with his TFG opponents, his knee-jerk reaction is to go for his gun, or stir the wrath of his domestic clan audiences as his chosen weapon to settle issues that otherwise call for dialogue, diplomacy and [...]
January 25 2011 | Posted in World News | Sii Akhri »
Seoul 25, January 2011(buhodlepost/Bernama)- Xukuumadda koonfurta Kuuriya, ayaa la filayaa inay maydka sideed budhcad badeed oo ay todobaadkii hore ku dileen weerar ay ku soo furanayeen markab ay haysteen u soo gudbiyaan dawladda Soomaaliya, sida uu shalay sheegay sarkaal ka tirsan dalkaas. Siday sheegtay shabakaddaBernama, kooxdaas Budhcad-badeeda Soomaalidu waxay ku dhinteen weerarkii ciidanka Koonfurta Kuuriya [...]
January 25 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Muqdisho 24, January 2011 (buhodlepost)- Waxaa aragtiyo laga bixiyay go’aan kasoo baxay dowlad gobaleedka Puntiland oo ku wajahnaa in deegaanada uu maamulkaas ka taliyo laga mamnuuco inay yimaadaan xubnaha ka tirsan dowladda Federalka KMG ee Somalia. Dhinacyada kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwooda ku dhaqan Muqdisho ayaa ka hadlay arintan. Waxayna sheegeen inay [...]
January 24 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Muqdisho 24, January 2011 (SDN)- Ka dib markii in mudo ahba uu muran iyo dood ka jiray gudaha dalka, taas oo salka ku haysa heshiis ay dowladda Somalia la gashay hey’ado shisheeye oo arimaha amaanka iyo arimo kale ay ka kaashanayso ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya inay dowladdu doonayso in la joojiyo shaqooyinka hey’adahaas. [...]
January 24 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
TALISKA GUUD EE MALEESHIYADKA HARGAYSA AYA MARKII UGU HORAYSAY QIRTAY JABKII KASOO GARAY DAGALKII KU DHEXMARAY BADHTAMIHII SANADKII 2010 CIIDAMADII UU HOGAAMINAYEY MUJAAHID COL KAYSE CABDI YUUSUF EE SSC GARABKII BADBADO DEEGANKA WIDHWIDH IYO BALI HARAC SIDA LAGU FAAFIYEY SHABAKADAHA KU HADLA AFKA MAAMULKA HARGAYSA OO CODSANAYEY IN QADHAN LOO URUURIYO QAAR KAMIDA QOYSASKII SARAAKIISHAASI [...]
January 22 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
sawirThe Executive Secretary of IGAD, Dr. Mahboub Maalin, is reported in Somaliland’s Jambhuuriya online edition, as saying that his organisations is ready to organise a referendum for Somaliland’s secession and independence, along the same lines as the one for Southern Sudan, but that is only if the Somalis agree to such a referendum. This is [...]
January 22 2011 | Posted in World News | Sii Akhri »
waxaa magalada buuhoodle soo garay ciidamo ethopian oo lagu qiyaasayo tiro ahan ilaa 500 oo askari cidamadan oo wata gadidakwawayn ee qaada ciimada iyo baabuurta gashaman aya si rasmi ah u dagay xafada isweeto ee kutala xad beeneedka ciidamadan ethopia aya waxay kiray sanayan guryo ku yala xafada waxayana watan xasaskoodii shaqsiyadka horgalada u ah [...]
January 21 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
dawlad eritree ayaa markii ugu horaysay mudo sadax sano ah daboolka ka qaday inay dib usoo magacbeen danjirihii u fadhiyey ururka midowga africa sidana waxaa lagu sheegay war rasmi ah oo kasoo baxay wasarada arimaha dibada ee dalka eritree dawlada eritree aya hore uga wadatay danjirihii u fadhiyey xarunta midoowga africa ee Addis ababa kadib [...]
January 21 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Ra`iisal wasaaraha dalka Talyaaniga Silvio Berlusconi ayaa maanta ku qaabilay qasriga Palazzo Chigi ee magaalada Roma ra`iisal wasaaraha Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo). Kulankan ayay labada masuul ku kala warqaateen, waxaana ay isaga warameen xaaladda Soomaaliya iyo xiriirka labada dalka. Sidoo kale kulankan ayaa waxaa goob-joog ahaa safiirka Yurub u fadhiya Soomaaliya Muur Xassan [...]
January 21 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Mucjisada kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa tusmeeyay jaceylka uu u qabo kooxdiisa uu haatan u ciyaaro in ka badan hal jeer, lakiin hadalkii ugu danbeeyay ee yiraahdo ayaa ahaa mid joornaalda Spain qabsaday. Ciyaaryahan ka reer Argentina ayaa la hadlaayay saxaafada ka dib kulankii Copa del Rey ee Bacelona laga badiyay, waxaana uu xaqiijiyay inuusan [...]
January 20 2011 | Posted in Sports | Sii Akhri »
madaxweynaha dawlada somalia shiikh shariif shiikh axmed ayaa ganafka kudhuftay inuu la kulmo madaxweynaha dawlad goboledka puntland c/raxman faroole dhexdhexaadintan oo uu waday argayga gaarka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan arimaha somalia mr augustine mahiga oo danaynayey isu soo dhawansho dhaxmara labadan masuul oo ayamahii ugu danbeeyey saxafada isu marinayey hadalo kulkulul waxana cirka [...]
January 20 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
www.buhodlepost.com madaxwaynaha dawlad goboleedka puntland dr c/raxman faroole ayaa kulan kula alabadu u xidhanyahiin kula yeeshay hotelka uu kadahan yahay magalada jabuuti (kimpiniski hotel) xubna ka socda beesha calamka isla markana ka codsaday inu loo caleemo saro madaxwaynaha somalia wixii ka danbeya 2 ogoosto oo la sadalinayo in xilka madaxnimo kaga agtahay madaxwaynaha hada talada [...]
January 20 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Addis Ababa (buhodlepost)- Dawladda Itoobiya, ayaa markii u horaysay shaacisay aragtideeda la xidhiidha faa’iidada dhinaca aqoosiga ah ee Somaliland ka helo karto aftida weli natiijadeeda la sugayo ee ka dhacday Koonfurta Suudaan. wasiirka arimaha dibada ee dalka itoobiya mr Hailemariam Desalegn oo daha kaqday in aqoonsi lasiiyaa somaliland ku xidhan yahay dadka somaliyed wasiirka arimaha [...]
January 19 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Gudoonka iyo Gudida Jaaliyada Qurb Joogta Jamaac Siyaad Oo Hambalyo U Diraya Muden Xasan Cashuur Abyan Waxaanu halkan Hambalyo aanu uga dirayanaa Md Xasan Cashuur Abyan anagoo ah dhamaan gudoonka iyo gudida Jaaliyadda Qurba joogta Jaamac Siyaad.. Waxayna Xasan ilaahay uga baryayaan inuu la qabto xilkaa culus ee doortay.Waxaanu marka ugu horeys bogaadin iyo hambalyo [...]
January 19 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
magacyada siyaasiyiin SNM ah oo kula taliyay inuu xil u doonto dawladda Sheekh Shariif “…Imika iyo siddeeda bilood ee soo socdana waxa loo baahan yahay in wax la isla meel-dhigo, go’aankana…” “Aniguna siyaasi maan ahayn, haddii aan siyaasi ahayna kuma dhiiradeen, balse dan baan u arkay. Wasiirka arimaha debada dawladda kumeel-gaadhka ah ee Soomaaliya Mr. [...]
January 18 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »