abaaro iyo biyo la an laga soo sheegayo deeganada bariga gobolka cayn
deegano kamida gobolka cayn aya aad looga baqaya in ay ku dhofato biyo la an iyo abaaro kadib markii uu seejiyey xali roobaadkii deyrto deeganada dan dan widh widh dhalama cune ban yaal sarmaan xamar lagu xdih bali cad iyo tulooyinka bariga gobolka cayn ayaa hada waxaa looga baqaya biyo la :aan iyo xaluf ba an oo ku dhufta dhulkaas waxana dhaman xoolihii u hayameen dhulka hawdka sare ee xadka itoobia mana jirto wax deeq caalimiya oo ay ku tiirsan yahiin dadka danyarta ah ee ku nool tuulooyinkas oo hada dhaman cidlo noqday waxana ku sugan dad socon kariwayey awoodoodina u saamixi wayday inay u hayanman dhulka fog fog waxana dhaman alababada loo xidhay malcamadihii iyo schooladii hadaba waxa baaq loo diraya jaaliyadaha dibada ee u dhaashay gobolada ssc inay lasocdaan abaraha iyo dhibatada haysata dadka danyarta ah ee ku sugan dhulkaasi abarahan oo sameeyey dadka rer guuraga ah iyo ddaka ku nool toolooyinka oo inta badan noloshoodu ku tiirasan tahay xolaha nool waxayna walwal aad u badan ka muujinayan xaladan abaareed ee soo food sartay
wwwbuhodlepost.com