wasaarada gaashan dhiga dawlada somalia oo shacisay inay bixin doonto mushaaharaadkii ciimada xooga dalka somalia
warkan ayaa waxa xaqiijiyey wasiirka g/ dhiga dawlada somalia c/xakiin maxamud xaajji (fiqi) wuxuna wasiirku sheegay in dawlada somaliya bixin doonto mushaharka ciidamada xooga dalka somalia (mr fiqi) oo manta la hadlayey saxafda gudaha ee muqdisho wuxuna wasiirku sheegay in dawlada ay muhiimad gara siinayso daryeelka ciidamada xooga dalka si ay u gutaan waajibadkooda saran wasiirka aya u mahad celiyey ciidamada xooga dalka somalia xaladaha adag ee ay soo mareen iyo difaca dalkooda iyo dadkooda ay ugu jiraan wasiirka aya shacaka qaday in dawladu ay bixin doonto mushaharka iyo xuquuqda ciidamada xooga dalka wuxuna sheegay mr fiqi in hada la bixin doono laba bilood oo mushahar ah ciidamaduna ay heli doona bilkasta mushaharkoda dhanka kale wasiiraka g/dhiga dalka dawlada somalia aya kula dardarmay ciidamada xooga dalka in ay siiwadan dagalka ay kula jiraan kooxaha mucaradka ah ee dadka iyo dalka kusoo duulay wa siduu hadalka u dhigaye wuxuna ciidamada ku booriyey in ay ka safeeyaan waxa u ugu yeeray cadowga kusoo duulay dalka somalia bixinta mushaharka ciidamada xooga dalka somalia aya waxay kusoo beegmaysaa xili baarlamanku an sixiyey misaaniyadii sanadkan
www.buhodlepost.com