buuhoodle oo la ciirciiraysa siyaasad cusub oo wajiyo badan ah
dagmada buuhoodle ee caasimada gobolka cayn ayaa la ciirciiraysa siyaasad cusub oo aan hore loogu oqoon tan iyo intii lasoo magacabay badhasabka cusub ee maamulka somaliland ee gobolka buuhodle (axmed roowte farax bulay) iyo taliyaha ciidanka aga buuhoodle (c/maalik bashiir jamac baydan) hadaba magalada buuhoodle oo mudo badan ku naloon jirtay midnimo iyo isku duubni ruuntiina ku hanatay guulo badan isku duubnida iyo midnimda bulshada dagan gobolkaasii tasoo uu food soo galinwayey maamulka somaliland mudooyin fara badan kuna fashilmay isku dayo badan oo lagu doonayey in lagu dhantaalo minimda iyo heeganka rer buuhoodle si looga helo meelo lagasoo galiyo siyaasada maamulka somaliland arintaa oo ay gashanka u daruureen wax garadka iyo shacabka rer buuhoodle waloow la taban karo kaalintii uu ka qaatay siyaasigii ruug cadaaga ahaa ee rer buuhoodle (axmed maxamed adaan qaybe) oo in badan farta ka saaray una cadeyey rer buuhoodle waxa ka socda hargaysa iyo maamulkuu kamidka ahaa una cadeeyey inuu u joogho dantiisa shaqsi hargaysa kuna celcelin jiray mudo badan inay ka fogaadan siyaasada mamaulkaasii tasoo ay dhiiri galinayeen wax garadkii iyo aqoonyahanadii reer buuhoodle hadaba maxaa maanta kenay in ay kudhex milanto siyaasadii maamulka somaliland magalada buuhoodle sida lawada ogsoon yahayba shaqaaqadii kadhacday bali kalshale waxay ahayd mid ay soo abaabulen shaqsiyaad kamida maamulka hada ka arimiya somaliland ee uu hogaamiyo axmed siilaanyo u jeedka dhabta ah ee laga lahana waxay ahayd sidii loo qadan laha dhulkasi iyo in buuhoodle ay soo gasho gacanta maamulka somalind waxana lasoo abaabulay dad kaoso jeeda belaha rer qorulugud kuwasoo laso siiyey qandaraasyo ay bixiyeen hayadaha caalamiga ah oo loogu tala galay in lagu hor mariyo dhulka miyiga ah ee rer guuraagu dagaan si ay u helan baraago ay ka cabaan xilayada jilalka ah hadaba shaqsiyadka dabada ka rixayey qodista baragaha kalshaale oo kala aha A AXMED SIILAANYOhogaamiyaha maamulka somalind B SALAABAN GAAL gudoomiyaha barlamanka mamaulkasi C MAXAMED JARKU NABAN gudoomiyaha dagmada qorulugud dhaxalkii ay keentayna wuxu noqday dagalkii dadku ku dhinteen ee ka dhacay deegankasi kalshaale hadaba maamulka somaliland oo isagu doonayey inuu fuliyo siyaasadiisii qarsoonayd wuxuu adeegsaday dad kasoo jeeda buuhoodle isagoo kaso buuxiyey borobagando iyo majiiro habaabin wuxuna jagooyin u soo magacabay dad an lahayn xeel dheeran siyaasadeed iyo aqoon durugsan midna una badan dhalinyaro wana taliyaha aaga gobol buuhoodle c/maalik bashiir jamac oo uu dhalay halyeygii geesiga ahaa alla ha u naxariistee bashiir jamac baydan iyo guudoomiaha gobolka buuhoodle axmed roowte farax labada wiil oo xanbarsan fulinayana siyaasadii ay kasoo balan qadeen nuux tani iyo siilanyo waxay dhaxalsiiyeen gurigoodii hooyo furfur iyo kala daadin waxayna siilaanyo ku dhiiri galiyeen in uu kudhawaaqo in kalshaale iyo maygale noqdan xaro ciidan iyagoo u balan qaday in ay is hortaagi doona ciidama beeledyada rer buuhoodle arintaa oo uu isku dayey taliyaha aaga buuhoodle ee uu soo malmalay nuux taani new horgal c/maalik bashiir jamac hase ahaatee arintaa wuu ku guul daraystay waxana ka raacday cebtii watar gaydh
www.buhodlepost.com