|

Baaq ku saabsan Kalshaale iyo Hadalkii Silaanyo

Ugu Horayan waxanu Slamayaa Dhamman Umada Somaliyeed ee Kunool Caalamka
Marka Xigta waxanu Slaan Guud u dirayaa Shacab waynaha Gobalka Cayn Ee Buuhoodle
Anagoo ah Ardayda reer Buhodle ama Cayn ee wax Ka barata Dalka Malaysia
Waxaanu ugu mahad naqaynaa Cuqaasha ,Waxagaradka iyo Dhamman Shacabka Reer Buhoodle
Sidi fiicanayd ee ay ka yeeleen deganka Kalshaale yaga oo aan ku dag dagdagin colaad kana war sugayey in badan Beesha Habar jeclo iyo Masuulkooda
Hadaba Kulamo badan oo ay Ku yeshee Magaalada hargeisa ka dib waxa cadaatay inuu M/silaayo si badheedha ugu xaglinayo ama u difacayo Beeshisa saga oo ku difacya qaab cidan nimo iyo shadhka uu xiran yahay
Saga oo saxafada u sheegay inay iska leyhiin beshisu deganka Kalshaale iyo degano kale oo horleh sida hogoogane iyo maygagle
Taasina waxay cadaynaysa Dhul durugsiga ay soo wadaan beelaha isaaq oo hatan gashan shadhka s/land
Hadaba waxanu Silaanyo u sheegaynaa unuu marin habaabiyey Arintii kalshaale uuna u badalay arin Badheedh cad ah oo aan Geed loogu soo gaban kuna dhirigaliyey in ay qabsadan deegaano horleh
Waxaanu Dulmi donaysha beesha reer Somaliland u sheegaynaa inaanay ku tala gali deganayada in aysan ku naloondoonin buuhoodle iyo nawaaxigiisi kuna dagi doonin hawlyaraan tasna waxa marag u ah gabaygii ahaa (walee hawl yaran laguma dago hira ducaaloowe ma hargaad fanashi meshu sow hay qalqale maha) hira wa deeganka hawdka buuhoodle
Waxaanu u shegaynaa inaan marnaba Aqbili doonini Dhul durugsiga ay wadaan Besha Somaliland
Wxaanu u cadaynaynaa inaan inaanaa aqbili doonin sii joogista Deganka Kalshale iyo Maygaagle
Waxaanu u shegaynaa inay faraha kala baxaan Arinta deganadayada hadii kale ay kala kulmi donon cawaaqib xumada ay ka dhaxlaan dhaxal in badan laga sheekayn donaan

Dhanka kale waxaanu Shacabwaynaha reer Buhodle xasuusinaynaa inaanay is dhigan ol iyi diirkeed oo ay u soo jeedsadaan Dhul durugsiga lagu soo wado Deganadeena iyo siyaadada qaloocan ee ku salaysan iska horkeenka belaha wlalaha ah
Waxanu Ogaysinaynaa inay iska qabtaan Viruska ay soo dirayaan Beesha Somalialnd
Viruskaas oo ah mid ay ugu talagaleen inay ku Hack gareyaan Ama qabsadaan deganada reer Buhodle
Waxanu reer buhodle ku boorinaynaa inaan laga dhex shaqaysan oo laga fa idaysan la iskuan soo jeedin ayag dhexdooda ee ay taa ka Digtonadaan
G/xigeen Jaliyada DSSM (Darawish Student Society Malaysia)
Mr Mowlid Ayjex Hussein
www.buhodlepost.com
email buhodlenews@hotmail.com

Fikrad Ka Dhiibo