diyaar garoow dagal oo ka socda guud ahan gobolada ssc
waxa diyaar garowgii ugu danbeyey ka soconaya guud hana gobolda ssc kasoo lagu soo afjarayo sii joogitanka ciidamada kusoo dullay gobolda ssc ee ka amarka qata beelaha waqooyi galeed magalada buuhoodle ee xarunta gobolka cayn aya waxa suuqyadeeda lagu arkayey ciidamada difaaca gobolka cayn oo aad u hubaysan kuna sii wajahan jiidaha hore ee gobolka cayn ciidamadan oo saran babaurta xamuulka aya waxa laga soo dad guraynayey dhulka hawdka sare ee gobolka wardheer sidoo kale waxa magalada dhexdeeda lagu arkayey dadwaynaha gobolka oo u diyaar garoobaya dagalka waxana guud ahan laga midaysan yahay in cashar loo dhigo maleeshiyyadka dulmiga ku soo galay gobolda ssc saraakisia ciidanka difaca gobolka cayn oo ku labisan tuutaha ciidamada aya waxay marayan suuqyada magalada buuhodle ayagoo saran baabuurta gashaman ee oo kuna soconaysa xawaare dheeraad ah kuna sii jeed jiidaha dagalka ee ay isku hor fadhiyan ciidamada difaca gobolka cayn iyo maleeshiyadka jamhada snm dhanka kale waxa iska soo daba dhacaya kornayladii iyo jananadii ciidamadii xooga dalka somalia ee ku nolaa dalka dibadii ee u dhashaya gobolda ssc waxayna kuwii ugu horeey soo garan gudaha dalka somalia abaabulkan lagu soo celinayo saraakiisha ciidamada ee gobolda ssc aya waxa isku soo duba riday ururka (NSUM) dhanka kale waxaa gudaha dagmada kalbaydh ee gobolka sool ku sugan maleeshiyad ka amar qata kayse cabdi yuusuf oo ahaa hoogamiyihii jamhadii ssc ee garabkii badbado ciidanka uu hoogaminay kayse cabdi yuusuf oo wata 10 babaurta gashaman ah waxay warbahinta u sheegen in ay kusii wajahan yahiin magalada laascaanodo ee xurunta gobolka sool isku soo wada duuduuboo waxa dadka rer ssc manta ku naloon karan dhaqdhaqaan ciidan e kasoo cusboonaday gobolada xooga lagu haystee ee ssc waxan ila hada wax dhaqdhaqaa ah samayn maleeshiyadkii nugasha ee kasoo jeday gobolda ssc kuwasoo ku sugan tulooyinka xudun iyo tukaraq
www.buhodlepost.com