ninkii khayrkii loo xiirayoow adna soo qoyso xabsade oo lagu badalay ataash
waxaa manta laga xayuubiyey xilkiisii wasiirnimo ee uu ugu mgacawnaa mamaulka somalialdn c/risaaq ibraahin (ataash) kadib markii shaqadiisaay qancin wayday axmed siilanyo waxana lagu badalay axmed cabdi xaabsade oo aha odaygii ku guulaystay inuu laascanod soo galaiyo gacanta ciidmada snm xaabsade oo in mudo ah ugu jakidhayey hargaysa in loo magacabo booskiisii uu ku badashay laascanood ayaa arinta ku hungoobay xiligii riyaale waxana taas badalkeeda abaal marin loo siisayey guri weyn oo kuyal hargaysa waxana loo qoray lacag badan oo laga siin jiray bank hargaysa waxana magaciisii hore logu daray oday axmed kadib doorashadii ka dhacday mamulka haraysa xaabsade wuxuu quut daraynayey in loo magacaabo jago sare laakiinse wuxu candhuuftisi dib u liqay kadib markii wasiir loo magacabay ataash oo aha nin dhalin yaro ah oo ka yimi qurbaha waxana siilanyo door biday ninka yar ee wata fikirka kacaamaysan ee somaliland halka isna loo dayey jagadisii vashe maxamed cade ahaa gudoomiye ku xigeenka barlamanka hargaysa labadan nin oo ay isku hayb hoose yahiin xabsade markii lamagacabay ayaa waxa lagu war galiyey xabsade in uu soo wareejiyo gurigii uu siiyey riyaale arinta oo qadan waa ku noqotay axmed cabdi xabsade islaha waxad somaliland ka tahay dayax mar hadad hadiyad u siisay gobolkii sool ahaa axmed markii talo ku cadaatay wuxu iibsaday gurigii oo uu ka iibiyey ganacadaha rer hargaysa ee oomar wuxuna kasiiyey lacag dhan boqol iyo kontan kun oo dollar usd ah axmed cabdi xaabsade aya haben madoow ka gureeyey hargaysa isagoo maray waddad hawdka sare ee dhulka xadka itoobiyan soo dhex jibaxay isla marna wuxu soo galay tuulada qorilay ee bariga gobolka sool oo beesha uu kadhashay dageen wuxuna maamulka somaliland ugu hanjabay inuu ku laban doono garoowe iyo puntland isla markana gacantooda ka sari dono laascaanood axmed ayaa ku dacwoonayey inuu isagu xaq u leeyahay kursiga ay ku fadhiyan labada wiil ee kasoo jeeda belaha rer caduur iyo rer garad cali madaba uu isagu kasoo jedo besha ugu tirada badan bahararsame ee rer naaleeye hanjabad kadib aya waxa lagu xal mariyey jagadii uu hayey wiilka yar ee uu adeerka ugu beegan yahay ee c/risaaq atash oo ku magacowna wasiirka boosta iyo is garsiinta hadaba waxa cawa loo magacabay xaabsade wasiirka warfaafinta iyo wacyi galinta hargaysa tasoo uu ad ugu qanacsan yahay axmed cabdi xabsade wuxu ahan jiray gudoomiyaha baarlamaanka hargaysa xiligii alle ha naxariitee marxuun cigal mudo kadibna wuxuu u diga rogtay garoowe iyo maamulki puntlnad ee marka ay ku midaysanaayen belha harti isagoo kaso qabtay mudo badana hayey jagada warsiirka arimaha gudaha oo laga xayuubiyey sanadkii 2007 dabayaqadiisii hadaba akhriso magacabistii cawa ee siilaanyoMarkuu ku Qancay: In ay hanan karaan xilalka loo magacaabay.Wuxuu go’aansaday
1. In Mudane, Axmed Cabdi Xaabsade, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta ee JSL.
Wasiirkii Boosaha iyo isgaadhsiinta
Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed
Hargeysa
www.buhodlepost.com
email buhodlenews@hotmail.com
waxay aniga ila tahay xaabsade tan tii laga lahaa waa laga gaadhay oo hada looma baahna xilka wiilka uu adeerka u yahay laga qaaday ee isaga loo magacabayna waxa la islee yahay ha u noqoto hooyoo ku go isna garan maayo waayo haduu garanayo hargaysa maba joogeen jago daayoo waynu arki doonaa hadii alle yidhaahdo beri isagoo sharaf la aah kaga huleelay hargaysa waliba dhir baaxana loogu daray ileen wuu mudan yahaye soomalidu waxay ku maah maahdaa[dhilo isheedaa lagu wasaa] taana in xaabsadaa ah maan ta ee waynu eegi meeshay kula dan bayso mana aha in xaab sade oo qudha dadka abaal barin ta cayn kaa ah helaya goor dhay ee hada aan da reen sanayn ee waa qofkasta oo maanta xilka haya snmta ururka isaaqawaa wax la yaab le niman ka miyaa la falay xarfahani way micnaysan yihiin ba e maxa ka xun waxa hoosba uma eegin miyaa snmta misi boqolalka doolar ee maan ta jooga ayaa kala hayn sharaf tooda iyo meeshay ka soo jeedan mise maba garana yaan waa taa ta is waydiin ta mudan ok