|

Maxey isku qoonsadeen Cabdiraxmaan Faroole iyo Sh. Shariif Sh. Axmad?

Dowlad goboleedka Puntland ayaa dhowaan sheegtay iney xiriirkii wada shaqeynta u jartay dowladda KMG ah ee Sh. Shariif Sh. Axmad iyadoo aan carabaabin waxa ey ku qoonsadeen dowladda KMG ah. Hadaba war kaas daba socda oo ey maanta shaacisay wasaarada u qaabilsan Puntland arrimaha qorsheynta da uud bisinle ayaa ku eedeeyey
madaxweynaha dowladda KMG Shariif Sheekh Axmed in uu ishortaag ku
sameeyey shir arrimaha Somalia looga hadlayo oo uu ka qeybgeli lahaa
madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole iyadoo sida muuqata arintaasi ka careysiisay Faroole oo awalba ka xanaaqsanaa sababta nin reer Puntland ah loogu magacaabi waayey R/Wasaare.

‘’Waxaan
ognahay in madaxweyne Shariif uu diiday in madaxweynaha Puntland uu ka
qeybgalo shir ka dhacayo Jabuuti, wuxuu yiri haddii Faroole shirkaas
imanayo anigu ma tagayo’’, sidaas waxaa shir jaraa’id ka sheegay
wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee Puntland Daa’uud
Maxamed Cumar.

Wasiirku wuxuu sheegay in sababtaas tahay midda ay Puntland u jartay xiriirkii kala dhexeeyey DMG.

Shalay
galab ayey aheyd markii kulan ay yeesheen wasiirada dowlad goboleedka
Puntland laga soo saaray qodobada ay ku sheegayeen in ay kalsoonidii
kala laabteen TFG. maamulka puntland aya baryahan danbe waxa lagu eedaynayaa inay doonayan in ay gooni isu tag kaga dhawaqaan gobolda waqooyi bari oo u hada u aqoonsan yahay c/raxman faroole gobolada puntland
arintan aya soo baxaysay bilihii u danbeyey sanadkan kadib markii uu ku guuldaraystay c/raxman faroolein ra iisul warsaare loo magacabo shaqsi kasoojeeda gobolda bari nugal iyo mudug kadib markii uu ku guuldaraystay
xusul duub badan kadib in arinta uu meel mariyo faroole loona magacabay jagadasi mudane mahamed c/laahi armaajo
oo kasoo jeeda beelaha darood gaar ahana beesha sade darood oo misan culus kuleh dalka somalia maamulk puntla
nd waxay ku dhaqeen in in ka fiirsanayan wada shaqaynta dawlada somalia

www.buhodlepost.com

eamil buhodlenews@hotmail.com

Fikrad Ka Dhiibo