Home » February, 2011
Entries posted on “February, 2011”
Obafemi Martins ayaa kooxdiisa farta ka saaray koobka Carling Cup kadib markii uu dhaliyey goolkii ay Birmingham City ku qaaday koobka daqiiqadii 89-aad ee dhamaadki ciyaarta. Taageerayaal badan oo si weyn u taageera kooxda Arsenal ayaa mar qura ooyey,iyadoo si weyn uga murugooday koobka ay ku haminayeen oo laga qaaday. Cayaartoyda Arsenal ayaa garoonka isaga [...]
February 28 2011 | Posted in Sports | Sii Akhri »
Maqaal;Go’aan Gobolka Cayn malaha laba Garad Jamac Waxaa dagaalo soo noqnoqday ka dhacayeen deegaanada dhinaca waqooyi ee gobalka Cayn dagaalkaas oo u dhaxeeya dadka shacabka ah ee reer Buuhoodle iyo ciidanka maamulka Siilaanyo oo kaashanaya qaarka mid ah Ha’yadaha Caalamka,ganacsatada beesha Isaaqa,iyo ciidan beeleedyo intooda badan ka soo jeedaan beesha habrjeclo,dagaalkaas ayaa keenay khasaare aad [...]
February 28 2011 | Posted in Maqaallo | Sii Akhri »
waxa manta gabi ahanba ka guuray Baliyada hagoogane maygaale ciidamadii hore ugu soo duulay ee maamulka somaliland guurista maleeshiyadka Siilaanyo ayaa imanaysa xili la asay shalayto baraagihii colaadu ka bilabatay ee kalshaale isla markana lasoo dayey dhaman maxaabiistii laga qaqabtay agaasi xiliyadii dagalka socday dadkaasi oo u badna dad rer guraa xoolo dhaqato ah hadaba [...]
February 28 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Ciidamada Soomaaliland ee ku sugan deegaanada Kalshaale iyo Hagoogane ee gobolka Ceyn ayaa si bini’aadanimada ka baxsan ula dhaqmay mid ka mid ah xoola-dhaqatada gobolka Ceyn xilli halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeya ciidamada Soomaaliland iyo maleeshiyaadka deegaanka. Xilli uu socday dagaal u dhaxeeya ciidamada Soomaaliland iyo maleeshiyaadka deegaanka Kalshaale ayaa waxaa ciidamada Soomaaliland [...]
February 27 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
waxa manta ciida lagu rogay baraagii laga qoday bali kalsheel aasida baragahan aya waxa fulinayey shaqsiyad uu usoo diray salaanyo oo kaso jeeda beeshiisa waxa isla manta lasii dayey dhaman maxaabistii iyo wadadkii xoolo dhaqatada ahaa ee laga uruuriyey deegaanada miyiga ah ila hada lama oga u jeedka dhabta ah ee ka danbeeya hawl galadan [...]
February 27 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Wasiirka Warfaafinta C/kariim Xasan Jaamac ayaa go’aan xukumada u akhriyey fidiyeenada Shir ay isgu yimaadeen golaha Wasiirada Dawladda Federaalka ayaa looga hadley qorshaha xiliga kalaguurka ah ama mudada yar ee u harsan xukuumadda, Warsaxaafadeed uu maanta saxaafadda u akhriyey Wasiirka Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta Cabdikariim Jamac ayuu ku sheegay in xukuumaddu ay ku hawlan tahay, [...]
February 27 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
waxaa manta shir balaadhan isugu yimi qaybaha kala duwan ee Ururada Haweenka Gobolka cayn shirkan ayey kaga hadlen arimo dhawr ah oo ay ugu horayso dagalada Gobolka kasocda waxayna dagalan ku sifeeyen kuwo werar iyo difaac ah waxayna cadeyeen in lagu soo duulay gobolka cayn hablahan ayaa ku baaqay nabad hadii la helayo waxayna aad [...]
February 26 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Waxa Maanta Magaalada Buuhoodle Warbaahinta kula Hadlay Taliyihii hore ee Ilaada gurigii moorgan ee Maamulka isku magacaabo Somaliland Kornayl Abokor Sulub Axmed……………….. oo in dhawaale ku sugnaa Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn gaar ahaan Deegaanka Hawdka oo Qaraabadiisa uu Booqasho ugu tagay, taliyaha ayaana haatan dib ugu soo laabtay Magaalada Buuhoodle Waxa uuna Warbaahinta [...]
February 26 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
War hadda naga soo gaadhey magaala madaxda Gobolka Cayn ee Buuhoodle ayaa naloo ku sheegay in halkaa lagu xirxiray 10 qof oo basaasiin u ahaa xukuumadda Goonni u Goosadka Somaliland, halka ilaa afar kalena lagu daba joogo,waxayna wacad ku mareen dadka deegaanka Buuhoodle inay iska dhex-qaban-doonaan Jaajuusiinta Beesha SSC ee Hargeysa laga biilo Basaasiinta gacanta [...]
February 24 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Dr. Muhammad Shamsaddin Megalommatis February 22, 2011 In four earlier articles published under the titles ´´The Collapse of the Mubarak Regime and the Re-birth of Egypt´´ (http://www.buzzle.com/articles/the-collapse-of-the-mubarak-regime-and-the-re-birth-of-egypt.html), ´´Egypt in Crisis, Self-governed Cairo, and the Emergence of Egypt´s Civil Society´´ (http://www.buzzle.com/articles/egypt-in-crisis-self-governed-cairo-and-the-emergence-of-egypts-civil-society.html), ´´Egypt – Mass Media Gave Fake Numbers of Protesters. Example: the New York Times Fallacy´´ [...]
February 23 2011 | Posted in World News | Sii Akhri »
waxa saaka dagal qadhadh dib uga qarxay deegaanka bali kalshaale ee duleedka magalada buuhoodle halkasoo ay in mudo ahba ku hardamayeen ciidamada difaaca gobolka cayn iyo ciidamo ka amar qaata maamulka somaliland oo tageero balaadhan ka helaya beelaha bariga gobolka togdheer hadaba dagalkan oo ah mid aad u culus ayan ilaa hada la ogaan karin [...]
February 23 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Waxaa Xalay habeenimadii Dhagxaan, Taayiro Iyo Qashin Lagu xidhay wadooyinka waaweyn ee magaalada laascaanood, iyadoo dhalinyaro tira badan ay tubanyihiin wadda laamiga ah.. waxna iska weydiinaya ciidamo la sheegay inay Tukaraq kasoo dhaqaaqeen islamarkaana dhawr jiho kala aaday,cidamadana ayaa lasheegaya inay fadhiisinka dhigteen Garoonka Diyaaradaha iyo inta u dhaxaysa Buundada Booda oo magaalada laascaanood kiga [...]
February 22 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Dr. Muhammad Shamsaddin Megalommatis February 20, 2011 In three earlier articles published under the titles ´´The Collapse of the Mubarak Regime and the Re-birth of Egypt´´ (http://www.buzzle.com/articles/the-collapse-of-the-mubarak-regime-and-the-re-birth-of-egypt.html), ´´Egypt in Crisis, Self-governed Cairo, and the Emergence of Egypt´s Civil Society´´ (http://www.buzzle.com/articles/egypt-in-crisis-self-governed-cairo-and-the-emergence-of-egypts-civil-society.html), and ´´Egypt – Mass Media Gave Fake Numbers of Protesters. Example: the New York Times [...]
February 22 2011 | Posted in World News | Sii Akhri »
Tukaraq:(Allpuntland)-Wararka imika laga helayo deegaano katirsan gobolka Sool ee Puntland ayaa hoosta ka xariiqaya in ciidamo farabadan oo isugujira hay’adaha kaladuwan ee Milatariga Puntland islamarkaasna qeyb ka ah kuwa difaaca ee Puntland oo wata hub aad u badan & gaadiid dagaal oo aanan tiradooda la xaqiijin ay galabta gaareen deegaano katirsan gobolka Sool ee Puntland [...]
February 21 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
deegaanada maygagle iyo hagoogane oo shalay dagal kululi ku dhex maray ciidamo kasoo kala jeeda maamulka somalilnd iyo ciidamada deeganka buuhoodle ayaa saka dagan waxa wali laysku hor fadhiya goobihii dagalku shalay ka dhacay labada ciidan ayaa isu muuqda waxa marmarka qaar lays waydarsanay rasas goos goos ah iilaa hada lama ogaan karo qasaaraha dhabta [...]
February 21 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
dagal faraha laysula tagay aya ilaa manta ka socday deegaanka hagoogan ee gobolka cayn kadib markii saaka hiirtii ay werar gaadmo ah kusoo qadeen ciidamad SNM oo kashanaya beelaha isaaq mujaahidiintii difaca gobolka caynee kusugnaa deeganka hagoogane aya iska cabiyey dagalkaasi hada ila manta waxa laysku dul fadhiyey agii saaka dagalku ka biloowday gabal gaabkii [...]
February 20 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
By Prof. Dr. Muhammad Shamsaddin Megalommatis Published: 2/2/2011 (http://www.buzzle.com/articles/egypt-in-crisis-self-governed-cairo-and-the-emergence-of-egypts-civil-society.html), (http://www.nytimes.com/interactive/2011/02/03/world/middleeast/20110203-tahrir-square-protest-diagram.html#panel/5 It had to be expected long ago, and it had to have happened years ago. To conclude the case of 30 years of Mubarak autocracy in one sentence, I should say simply the following: the Egyptians did not deserve this fate. Speaking with an Egyptian [...]
February 20 2011 | Posted in World News | Sii Akhri »
ayaa dhanka saraakiisha ciidamada rer caymeed ka waramayaan guulo ay ka gaadheen dagaalkaasi waxaana ay sheegeen inay dagaalkaasi saaka socda ay horumar la taaban karro ka soo hooyeen. Sarkaal u hadlay ciidamada mujaahidiinta difaaca gobolka cayn ayaa daboolka ka qaadey in ciidamadoodu dagaalka hadda socda ku qabsadeen gaadiid dagaal,waxaana uu sheegey inay hayaan maxaabiis u [...]
February 20 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »
Gabaygan Abwaanku waxuu tiriyey dagaalkii ka dhacay Tuulda Haye ee Habarjecladu Degto, ilaa gowlalaale ilaa balidhaye,waa dagaalkii sida maqal mareegaha loo furay reerka Birta looga aslay Adan carab naxariistii Ilaahay ha siiye uu dagaalkaas raga abaabulay ka mid ahaa Dagaalkan Gabayo badan baa laga tiriyey, iyago oodhana waan soo galin doona, Adan carab waxuu yidhi [...]
February 20 2011 | Posted in Maqaallo | Sii Akhri »
waxaa saaka subaxnimadii hore dagal qadhadh ka biloowday deegaanka bali kalshaale ee gobolka cayn werarkan oo ay soo qadeen ciidamada cadowga snm kuna sooqadeen fadhisimada mujahidinta gobolka cayn ee jiida hagoogane iyo bali kalshaale ayan ilaa hada la ogaynqasaraha dhabta ah ee uu dhaliyey waxna magalada buuhoodle iyo goobo kale oo ka fog aga dagalka [...]
February 20 2011 | Posted in Wararka Somalia | Sii Akhri »