tahniyad aroos Addis Ababa Ethiopia
Waxaa tahniyadan loo dirayaa mudane Ahmed Ibrahim Muusa iyo marwo Saynab Cabdi Ismaaciil oo merkooda dhacay 21-01-2011 aqal galkooduna dhacay 23-01-2011 kana dhacay magaalada Adis Ababa ee wadanka Ethiopia, Waxaa tahniyadan diraya dadka kala ah 1 Abdirahman H.Ahmed Aden (xaad)
2 jamaal Ciise Max’ed (milaano)
3 Cismaan Garaad C/laahi Garaad Max’ed
4 Abshir Caydiid C/laahi
5 C/laahi Jaamac Haaruun
6 Shiine Jaamac Shiriif
7 C/naasir Yuusuf dhamac
waxayna ilaahay uga baryeyaan inuu qoskaa ka dhigo qoys is anfaca oo diinta Islaamka ku dhaqma ilaahayna ubad khayr qaba kala siiyo sidoo kale dhamaan bahda Saxaafada SSC gaar haan Buhodlepost waxaanu u diraynaa lamaanayaasha tahniyad iyo duco kal iyo laab ah aaamiin
www.buhodlepost.com