Hogaanka sare oo ah rag qurba joog ah oo aan la qabsan karin daruufaga gudaha ka taagan ( Kayse Cabdi Yuusuf
Hogaanka sare oo ah rag qurba joog ah oo aan la qabsan karin daruufaga gudaha ka taagan ( Kayse Cabdi Yuusuf)
Xogahayaha Birmadka Ciidamada SSC Kayse Cabdi Yuusuf ayaa ku eedeyay hogaanka sare ee ssc waxqabad la,aan iyo inay wax badan ka qaban wixii loo igmaday
Kayse cabdi yuusuf ayaa sheegay in raga haysta baasaboorata aan loo baahnayn inay jago ka qabtaan maamulka SSC
Halkan Hoose Ka Daawo Maqal Iyo Muuqaal
Halkan Ka Daawo Kayse Cabdi Yuusuf Oo Ka Hadlaya Arimo Badan h
Waraysigan Waxaan Qaadnay 5 Maalin kadib Markii Ciidamada Somaliland ka baxeen Widhwidh
www.buhodlepost.com
email buhodlenews@hotmail.com