|

dagaal qadhadh oo ka socnaya deegaanka bali kalshaale

waxaa saka dagal qadhadh ka biloowday deeganka bali kalshaale ee gobolka dagalkan aya wuxuu u dhexeeya ciidamada xaq u dirirka difaca gobolka cayn iyo is bahaysiga maleeshiyadka snm iyo beelaha isaaq ciidamada difaca gobolka cayn aya saka aroortii hore dhawr jaho warar kaga soo dhuftay deganka bali kalshaale oo hore ugu sugnayeen cidamada snm dagalkan oo ah mid culus laysuna adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayan ilaa hada laga hayn warar saxa ah mar an isku daynay inan la xidhidhno saraakiisha ciidamaad difaac gobolka cayn oo ku sugan jiida dagalka ayey ku gabsadeen in ay soo afjiri donan goordhaw joogitanka snm ee ciida buuhoodle ee xalasha ah daryanka madaafiicda pm iyo arti 50 ayaa laga maqlaya deegaano aad uga fog fog jiida dagalka waxa magalada buuhoodle si xoogle u dhafaya ciidamada birmadka oo saran baaburta wawayn ee xamuulka kuwasoo kusii jeeda jiida dagalka

www.buhodlepost.com
email buhodlenews@hotmail.com

Fikrad Ka Dhiibo