|

dhawac badan oo hada lageersiiyey burco

xidhiidh an cawa la samaynay caasimada gobolka togdheer ee burco ayan waxan ku ogaanay in cawa lageeyey dhawac fara badan magaladasi ila xogogol ah oo kusugan magalaad burco oo noodiiday in magaciisa la shaciyo aya anoo sheegay isagoo kusugan hospitalka guud ee burco in sacada ka hor lasoo garsiiyey hospitalka dhawac aad u tiro badan oo garaya 30 nin dhawacan oo aad u culus ayaa laga dareenayaa magalada burco magalada burco ayaa laga dareemaya guuxa iyo sawaxanka dareenka dagalkaasi waxa lagu amray dhaman meherdaha burco in la xidho si looga qayb qaato dagalkaasi oo jab xoogle kasoo garay jamhada snm iyo ciidamadooda

dadwaynaha burco ayaaa dhamanba isugu soo baxay afafka hore ee hospitalka burco iyagoo isku dayaya in qof walba uu ogaado dadkan dhawac ah in ay ku jiran dad qarabadiisa ah

yusuf bashka buhodlepost burco

4 Responses for “dhawac badan oo hada lageersiiyey burco”

  1. Mr Ruun says:

    Beenta iska dhaafa, dhawucu wu jiraa, odayashii SSC-na wa la dhameyeey lakin melna lama xidhin shicibna lagu ma odhan dagal ka qayb qataa ciidan ba uu jogaa, ciidankasina hada wuxu uu si socdaa Buhodle, wan arki donaa sidi weligedbaa meshu been idin geen donto.

    Wa xasusatiin waxa ka qori jirteen Las Canood, maantana ya haya? Buhodle is not different, u guys always lie then fall.

  2. Let ssc be finish for ever we ‘re somalilander’s we ‘re muslim and we ‘re somali

  3. deeqa says:

    ilaahbaa mahadleh marka horee marka 2 inaanu iska ridno heeeryada nasaaran waa mihiim anooksoo jeeda ssc waxaan leeyahay hays raacdo ssc hanoolaato hamidowdo waligayonalama gumayan madaxdayduna waana garab tagana yahay hiil iyo haaba

  4. zaki hersi says:

    allahu akbar adban ugu farax sanahay jabka logestay jamhada snm insha allah dhulbahante waxan urajeynaya guul iyo iney dhulkoda xoreystan si wada jir somali somali ma gumeysan karto wa bilahi tawfiq

Fikrad Ka Dhiibo