wararkii dagalka kalshaale oo faahfaahsan
waxaa manta dagal qadhadh ku dhex maray ciidamada mujaahidiinta difaaca gobolka cayn iyo maleeshiyadka snm dagalka oo aha mid aad u qadhqadh oo laysu adeegsaday hubka noocyadiisa kale duwan waxa guulo baladhan kasoo hooyey dagalkan ciidamada difaca gobolka cayn oo jabkii ugu xumaa gaadhsiiyey ciidamada snm iyo maleeshiaydka beelaha isaaq waxana gacanta ciidamada mujaahidiinta ku jira tiro maxaabiis ah oo lagu soo qabqbatay dagalka saka dhacay maxaabiista oo hada lagu hayo buuhoodle ciidamaad difaca gobolka cayn ayaa wali ku sugan jiidahii saka dagalku ka dhacay waxayna wacad ku mareen mujaahidiinto inay soo afjaridoonan sii joogista ciidamad kusoo duulay gobolka waxana goobaha dagalka kusii qulqulaya gurmadyo badan oo ka imanay deeganada rer buuhodle waxan wali dagalka soo galin beelo badan oo dagan gobolka cayn oo ka tirsan rer buuhoodle waxaa ilaa hada la keenay tiro dhawac iyo dhimasho ah hosptalka guud ee buuhoodle waxana cawa lagu asayaa maydka mujaahidiinta buuhoodle walo dhawac loo qday gobolka mudug