|

reer buuhoodle Cadowga dibada iyo ka gudahaba ka digtoonaada

reer buuhoodle Cadowga dibada iyo ka gudahaba ka digtoonaada
waxaad la wada socotan in dhibaato badan loo gaystay dadka rer buuhoodle shacab iyo wax garad dhibtan oo kaga imanaysay dhinacyo badan oo wajiyo badan loo soo maray sidii loo burburin lahaa mid nimada iyo isku duubnidii reer buuhoodle arintan waxaa lagu tilmaami karaa dagaal ama duulaan dhaqan iyo deeganba lag usoo qaaday ayna kusoo qadeen dad cadow ah meel kastaba haka yimadeene wado kasta hasoo mareene magac kastana ha siteene hadaba mala odhan karaa reer buuhoodle waxa laga soo duulay aagag badan iyo jahooyin badan waxa loo maray wadooyin badan oo kala ah siyaasad saxaafad aflagaado iyo ciidan millarty oo hada ugu danbeeyey waxaa jira in reer hawd ogaado inuu jiro cadow gudaha ah iyo mid dibada ah waxaan kawada dharagsanahay dhibtii loo gaystay dadwaynaha reer buuhoodle iyo dulaankii ay kusoo qadeen ragii Nugaal iyo Laascaanood dhigay baytal cadalaha ee cadowga gacanta u galiyey xuduntii Umada SSC ee magaalo madaxda gobalka SOOL ee taladii dhulbahante reer Nugaaleedna ceelka dheer ku riday oo markay camal iyo wax ay kala shushubaan wayeen ee Nugaal hadalkeedii go ay oo nina wax laga waydiinwayey ileen awalba waxay ahaayeen gaadiid celise bay u soo jahaysteen buuhoodle waxayna soo galeen gudaha buuhoodle iyagoo wata shaadh cusub oo laga soo toshay Nayroobi kasoo laga lahaa arimo badan oo kala ah
1 in lagu burburiyo intii yar ee kasii hadhay taladii iyo karamadii dhulbahante iyadoo toos loogu soo duulay goobtii qudha ee dhulbahante u bad qabtay si loo burburiyo isku duubnida reer Caymeed
2 in lagu fuliyo siyaasad guracan ee dariska la noqotay guul darada ee Cali khaliif galaydh oo ku guul daraytay inuu hal mar qoobka soo galiyo hogaaminta Somalia waloo aanba la garanayn waxa uu kusoo kurdhin karo Somalia waayo horaa loo yidhi tiisaba daryeele tu kale kudara Cali khaliif oo hada dan mooday inuu mar uun helo koox ama urur uu ku qadhaabto magacooda si ay ugu suurto gasho rabitaankiisa ah mar idhaha madaxweyne.
hadaba arintan waxay wada tay culeeykeeda iyo saxaafadeeda iyo dhaqaalaheeda waxana loo adeegsaday burburka reer buuhoodle lacag badan oo laga soo ururshay dad badan oo war maqabto ah oo lagu qalday waxaan xoraynaynaa dhulkii maqnaa (illaahoow niman wax ogayn ha cadaabin) waxana loo samaystayba kooxo wadata durbaano qaylo dheer oo af miishaariin ah oo shaydaany u sahalay sida beenta loo sheego dadkana loo qalin shobateeyo horaase loo dhahay ninku dilay hadh kuuma jiido laascaano ninkii dhiibay ma xoraynaya wa suaal u baahan iswaydiin?
dadku waxay ku arkayeen in badan website yada jidbaale iyo horufadhi wax yaalo ceeb iyo dhag xumo u keeni doona umada dhulbahante reebina doona cawaaqib xumo in badan laga sheekaydoono
dhibaato badana u gaystay dadka waliba in badan fashilyey siro iyo arimo qaas u ah umada oo aan haboonaynba in banaanka loosoo saar waxaad xasuusataan todobaadyo ka xili reer buuhoodle uu ku jiray diyaargaraw sidii laysu difaaci lahaa in lagu soo daabacay jidbaale warbixin sheegaysa in buuhoodle uu wiigan gacanta u gali doono SNM maqaalkaas oo ay cinwaan u ahayd by by Buudoodle iyo ka dambeeyey ee ahaa Nugaal Ugaadhyahan VS baharsame Buuhoodle cali geri vs reer hagar isla maalmahaa ina Canbaashe oo ah horgal ugu xun horgalada Isaaqa ayaa u yeedhay dhalinyaro ka soo jeeda beesha Axmed garaad isagoo ku guubiyey in beel kale oo ka mid ah Axmed garaad qabsanayso magaalada Buuhoodle oo iyagu noqon doonaan ugaadhyahankii Buuhoodle hadaysan hadaba iyagu uga horayn ma odhan karaa jidbaale iyo isticmaashaba waxay la shaqeeyaan ina canbaashe SNM ta.
waxanse hada isla hayn kariwayey markii an isbuucan ku arkay websiteada aan magacooda kor ku xusay maqaalo aan aad ula yaabay oo ruunti murugo ku beeray calooshayda waxana filayaa inay ila qabeen dad badan oo reer buuhoodle ah oo dareemayey dhibta haysata deegaanka iyo culayska ku habsaday ee cadaawgu dulfadhiyo waxaa nasiib daro ku tilmaami karaa in lagu birikinaaso shacabka dhiban hiil daayoo waxaan muuqata in aan wali laga la hadhin kala firhdintii lagu hayey reer Buuhoodle oo khalkhal lagu kala dhexbeerayo ciidanka mujaahidiinta ah ee difaaca gobalka Cayn iyo Aabayaashooda mujaahidiinta ah si cadawgu uga faa iidaysto waxaa iyana wax lala yaabo ah in kooxda mafia yada ah ee sheegata magaca SSC in ay baryahan sheeganayeen ciidanka Buuhoodle inuu yahay kooxdii Nayroobi ma odhankarnaa waa shaydaankii midka bariiska ah ku darsaday reer bariis u bislaanayo ee fiidkii yidhi cashadii ha laysiiyo waxaa su’aal ah ma looga bartay kooxdaa wax iska celin iyo geesino marka laga reebo mujaahid Kayse Cabdi Yusuf .
waxaa tacsi looga dhigay madax dhaqameedkii geeridu ku timid oo lagu leeyahay hebel baa ls hadlay Siilaanyo oo xidhidh la sameeyey tasoo fajaciso ku noqtay shacabka reer Cayn waliba keentay in madaxdhaqameed magac dheer iyo sharafa ku lahaa deegaanka ay saxaafada ka dhaartaan kaba siidarane lagama hadhine wali wa lagusii wadaa ,waxaan reer Cayn iyo dhulbahantaha kale u sheegayaa in ay isha ku hayaan cadowga gudaha waayo Xasan Nas’rulaahi baa la waydiiyey sida ay uga adkaadeen Yuhuuda waxuu yidhi waxaanu go’aanka gaadhay dadkii xunxumaa ee naga mid ahaa,waxaad arkayseen Axmed Max’ed Aadan oo si dadkiisa ugu soo biiray si xornimo iyo geesino ah ka dib wada hadal dhexmaray isaga iyo waxgaradka Buuhoodle in ay ku sheegeen in la soo khasbay loona qabtay saacado bal beentaa daya maxaa loo la jeedaa?.
Qore Ciise Axmed Garaad Soofe
|
|
|
468×60 ad code [Article page - Between comment and article]
3 Responses for “reer buuhoodle Cadowga dibada iyo ka gudahaba ka digtoonaada”
cilmi cayn says:
February 10, 2011 at 6:16 pm
asc war hedhee ninkan waxba ala tosee nimanka maxay damceen inen intan ka xishoonaynay wan ka xishoonaye hada waxay wadan waxa weeye waraabe dalay dirirtiisa ba aloo tagaa ban filayaa tolka bal hanala egeen jidbaale iyo kan dameeri dhan racdayga ah ee horufdhi
subeer says:
February 11, 2011 at 2:12 pm
muwadin waxaa nasiib inaad adoo wata magaca muwadin difaacdo cali khalif iyo beeshisa oo cadaysatay dhaqan xumo iyo daba dhilif nimo sharaf tii dhulbahntena iibasaday yar iyo wayn markaa inader inta aadan qof am dhawrba wax kasheegin bal dib isugu laabo xafadaada markaad waxad tahay baad arkaysaa
jiida kalshaale says:
February 11, 2011 at 3:27 pm
asc dhibatooyinkii ugu badnaa ee rerka loogaysto waxa u gyastay wa la garanaya wana rag kox ah oo ku qudhabta magaca ssc iyo kuwa u adeega iyaga ee qora w

2 Responses for “reer buuhoodle Cadowga dibada iyo ka gudahaba ka digtoonaada”

  1. ducaysane says:

    asc dhaman dhalin yarada rer buuhoodle waxan iidn cadaynaynaa inay ina soo wajahday xalad adag oo kala guur ah duulan baladhan aya neelagu sooqaday dulanka wuxuu ahaa mid dhinacyo badan ka imanayey mudona waxan ku dhawranay gobolkeena dad an danta gobolka wadin kawaso dhib fara badan ina soo geersiiyey manta watan in dhigtay mesha an aragno markii xabadu inagu soo bilabatayna guryagoodii bay adeen kuwii ina laha ssc ban nahay ee durbanada watay ok manta waxa ina tala difaac difaac allahu akbar guusha inaga leh kooxdana wna iska saari doona markan kasoo jeesano difaaca gobolkeena beentiina dadkii an ogayn ogaade war ha lays difaaco kadibna codowgii gudaha ban usoo jeesan doonaa difaac difaac allahu akbar guul guul

  2. mujaahid says:

    allaahu akbar allahu akbar war rer buuhoodle ogaada ogaada walee hadan si sharafleh u dhiman wayno si xun ban u dhimanaynaa ogaada hadii somaliland ina qabsato oo shaadh maamul nee;lagu qabsado walee habar jeclo gurayheena bay inagala baxaysaa ragna waa u liis garaysan yahay dil ku xukuman war inta wiil inaga nool yahay dagalama war nafto malin bay baxaysaa war difaca gobolak isu taga ragoow dumar allahu akbar war hadan akhiro adnu waxan nahay ehelu jano sharaf iyo karaamona ubadkeena ban uga tagayna war laascanood wad ogtahiin waxa kadhacy hablahii rer nugaaleed suuqa lagu waso sharaf iyo karamo dhimatay war raga qurbahan joga dalka ha tageen hala baxo nololsha geeri ba dhanta allahu akbar anigu waxan haysta dhalsho uk ah jiidana hadan kasoo baxay qorigayga iyo booshakaygana wan sitaa wan janao doonanayaa alalhu akbar

    ninmankan garadku ka hadlayna wan la xisab tami doona garad qaladka ugu weyna raga galay ee danbiga inaga galay waa la garanaya laakiinse bacdal jahaad weeyan arintaasi

    by hasan baruud colaad mujaahid jooga jiida hore

    allaahu akbar allaahu akabar guuuuuuuuuul guuuuuuuuuuuuul rer buuhoodle

Fikrad Ka Dhiibo