|

xalada guud ee gobolka cayn oo dagan manta

waxaa manta dagan xalada guud ee gobolka cayn waxan si toosa albabada logu furay dhaman meheradihii ganacsi iyo adeegyada kale waxana dadwaynaha rer buuhoodle aad u hadal hayan dagalkii lagu hobtay ee ka dhacay kalshale waxaa malagada iyo dhaman gobolku laciirciirayaa ciidamo iyo gaadiidka dagalka kuwasoo kusii jeeda kalshaale iyo hagoogane
dhanka kale waxaa jira dad wada wan wan an cago adag ku tagnayn dadkaas oo kasoo jeeda gobolada waqooyi galbeed waxadse moodaa dadka rer buuhoodle inanayba dhagaha jalaq usiidoonin wanwan dabe oo ay ka galan dhulkooda waxayna ku guda jiran diyaar garowgii ugu danbeeyey ee lagu diyar garoobayo dagal riiq dheeraada oo la filayo inuu mar labad ka qarxo deegankaasi kasoo ay labada dhinacb aad u diyaar garoobeen dhanka kale magaalooyinka burco iyo hargaysa aya laga dareemaya xaladan cikiran ee ka tagan deegankaasi waxa hadal haynta ugu badan ee manta lag fadhiku dirirayey tahay coladan faraha ka baxday ee kasoo burqanaysaa gobolada waqooyiga somali oo in mudo ah ku jiray nabad ku wada noolansho waxana dhaqhdaq ciidan oo badan laga dareemaya dhaman beelha isaaq dhanka kale waxa garab socda wanwan ay wadan dadka nabad jecel walo an la filayn inay ahan doonto mid xiligan midho dhal noqon doonta

www.buhodlepost.com

1 Response for “xalada guud ee gobolka cayn oo dagan manta”

  1. Asmu calaykum dhamantiin baaq nabadeed waxáan udiraya dadwaynaha dega gobolka cayn waxaan soo jeedinay colaada ka aloosan kalshaale in lagu dhameeyo nabad gelyo dagäal looma bahna wax hal ahna dagaal lagu gaadhi mayo labada xinac ba waxaan kula dar darmayaa in ay tanasul sameeyan ooshacab ka abaruhu afeey u tu dhaan

Fikrad Ka Dhiibo