|

hargaysa oo laga abaabulayo sidii dab loga shidi lahaa gobolka mudug iyo gobolka cayn

12 feb 2011(www.buhodlepost.com) magaalooyinka hargaysa iyo barco aya waxa manta laga dareemayaa dhaqdhaqaayo kala duwan oo ku wajahan gobolada cayn iyo mudug waxana malagalooyinkasi ilaa isbuucan laga dareemayaa ciidan urursi iyo dhaqdhaqaaqyo ku wajahan deeganka buuhoodle iyo mudug waxana ciidamo beeleedyo lagusii dabulayey jiida dagalka ee buuhoodle iyo nawaaxigiisa ciidamo beeledkaasi oo lagu darayo waxa loogu yeero ciidamada qaranka ee ku sugan deeganada ssc kadib markii dhirbaaxo xooglihi kaga dhacday dagalkii bali kalshaale mid kamida maleeshiyadka snm ee ka qayb qatay dagalka kalshale oo qadka telefoonka kula hadlay wariyaha buhodlepost ee gobolka togdheer yusuf bashka oo wax ka waydiiyey dagalka ayaa ugu jawabay hadan rasaato ka go in ciidamadii rer buuhoodle in anba manta hadal joogeen oo farahooda ay kabixi lahayeen xoogagii tignikada ahayde an wadanay askarigan ayaa qiray in tiro aad u badan ka dhimatay ciidamad snm wuxuuna askarigu sheegay in wax ladagalmay anayba ahayn dad ee lagu sheegi karo cir fiid iyo shaydan waa siduu hadalka u dhigee

dhanka kale waxa magalada hargaysa ku sugan mudo labo malmood ah wafti balaadhan oo kasoo kicitimay koorfurta gobolka mudug waftigan aya isugu jira cuqaal iyo sarakiil ciidan oo kasoo jeeda beelaha sacad waftigan ayaa kasoo duulay toolada bandiiradlay sida ay noo xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonyahay oo kusugan magalada hargaysa waftigan aya shirar albabadu u xiran yahiin la yeeshay siyaasiyiin iyo madax dhaqameed kasoo jeeda beelaha isaaq waxayna ka wada hadleen sidii labada garab ay isaga kashan lahayeen dagaalo lagu qaado gobolad mudug iyo cayn waxan beelaha sacad si cad loogu sheegay in rer mudug u soo hiiliyeen rer buuhoodle taas badalkeedana looga bahan yahay in iyana ay u hiiliyan rer isaaq madaba an kasoo wada jeedno beelaha dir waxa wararku intaa ku dareen in ugu danbaytii laysku afgartay in dagal laga bilaabo mudug waxa loo raray waftigii reer mudug sanad iyo hub fara badan waxa faraha laga riday lacag aad u tiro badan

xafiidka warqabadka buhodlepost burco togdheer

Fikrad Ka Dhiibo