|

Ninka yidhaaha Kalshaale Nabad baan Waxkaga qabanaya Umadana been buu u sheegay Ilahayna Dembi buu ka galay

NINKA YARI KALSHALE NABAD BAN WAX KAGA QABANAYAA UMADANA DANBI BUU KA GALAY ILLAHYNA BEEN BUU U SHEEGAY?
NINKA YARI KALSHALE NABAD BAN WAX KAGA QABANAYAA UMADANA DANBI BUU KA GALAY ILLAHYNA BEEN BUU U SHEEGAY?

Waxad arkayseen baaqyo nabadeed oo kasoo baxayey meelo kala duwan oo

kamida gobolada waqooyiga Somalia baaqyadas oo ku wajahan colaadii
kadhacday deegaanka kalshaale ee gobolka cayn qaar kamaida baaqyada waxaaba ku saxeexnaa culumo awdiin magic weyn iyo karamo ku leh umadan dhexdeeda.
waase waajib kooda saran in ay umadan nabad kaga dhex sheqeeyan waanse laba helayn nabad waarta oo ka curate gobolada togdheer iyo cayn ninka ku fakaraya nabad baa laga heli dona taasi waa habeenkii xalay ahaa ee tagay hana ku tashan nabad ka curate goboladasi inta xaladu tagan tahay arki waaga iyo indha la aanta beesha bariga burco

kasoo mudo dheer soo jiitamayey soona maray mar xalado kala duwan iyo dariiqyo badan oo ay u dulqaateen beelaha (dhulbanate) dulmi badan oo ka imanyey meel fog oo il ma aragtay ah waxan soo qadan karnaa intii lagu dhawaaqay heshiikii dhoob dhoobka ahaa ee lugooyo ee burco ee kadhcay may 1991

kasoo ahaa qayaamo iyo lugoyo so gartay beesha ssc ilaa maalintaa laga bilaabo waxaa soo maray (dhulbahante) dhacdooyin badan oo mudnaa in qofkii damiirleh ka gilgilsho waayo gabaygii ismail mire baa ahaa {nin dhirbaaxo qudheed dugsaday dhaqayadeed maalye dhashaaday sugtaa xaja dad dhawrata abude) midhihii dulqaadkuna wakaa gasabkeedii manta lawada maqlay arkay ogyahay meesha ay dhigeen (dhulbahante)

hadaba arinta manta kasoo cosboonaatay kalshaale waxan odhankarna waxaa( xaqii afka laga awday ee feedhaha ka dilacay) waayo (dhulbahante) oo ka digiigixan wayey wixi ka dhacay nugaal iyo ragii qoorta laga jaray iyo wixii wiil cad yaalay wadada burco ilaa buuhoodle vs lascanood ilaa burco waxan dhafsanay waxay ahayd nabad an la helayn (walee caano geel nin u bartoow ka curdansaa dhanta) intaas awaxaa inuu dheeraa waa dhul durugsigii ina daba socday ilaa saancadaalihii gumaysiga aha ina baday kaba sii darane laynagama hadhine wan socda wali wana tan manta dhulkeeni lagu haysto A/B
dhaxalkii nabada

dhaxalkii nabad jacaylku wuxuu inagu furay yoomal bacad
midhihiisiina wa kad aragtaan kawa dhabarkeena ku jirana taladoodu gacanteena bay ku jirtaa manta laba wado mid un bana loo fali doonaa waxana inaga xiga jiid dheer oo qudax badan 1 wadadii xornimada iyo gobonimada tan(2 ) waa tii gunimada iyo dulmigoo w iyadana wadadeddu waa raga sii jeeqaaqa nabadii lugooyo iyo danaysiga yare ee gaarka ah oo an dhagysano iyo naf jeclaysigii ina hoday
ogaada oo nafto maalin bay baxaysaa dhafina mayso

watii sayidkii laa( boga laga mudyoow fulaygu waa baydadahayaye goortoo midhan cadow arkuu balaw yirahdaaye inan mowdka laga baajinayn ba aye yaa u sheega geesiga bocood lagu jabaa bili karaacdaye bilawaha markii uu la baxo laga kala bayrye isaguna buruu leeyahaye ba aye yaa u sheega)

hadaba waxan kula talinayaa mujaahidiinta qoriga dabada hayta manta inan dhagaha loo jalaqsiin naruurana laga dhigan baaqyada kasoo baxaya dhinacyada kala duwan ee dadwaynaha waayo islaamku waa walalo wana waajibad saran in la baajiyo dhiiga dadanaya laakiinse? Markii la helayo nabad culimada waxan odhan lahaa nabada hadiiba la helo wa mid noocee ah? midab keeduse waa noocee? maxayse salka ku haysaa? Dhaxal keedu muxuu noqon karaa?

Waxaan uga digaynaa shaqsiyadka ku qudhabta dhiiga umada iyo dadka ee dhulka lawareegaya beenta inay ka wantooban illahayna ka yaban umadana dulmiga ka dayan
Kana qayb galan difaaca dalka iyo minidamada umada

Ugu danbaytii

waxaan tacsi u dirayaa dhaman mujaahidiinta xaq u dirirka aha eek u geeriyooday dagalkii ay la galeen cadowga umada iyo islaamka ee kalshaale waxaan illahay uga baryaya inta dhawac ahna inuu caafimad siiyo intii dhimatayna u naxariisto
By isse Ahmed Mohamed

Fikrad Ka Dhiibo